1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Dhoobley Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa Kenya ee ka midka ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Arbaco ah howlgallo ka wadaan degmada deegaanno ku yaalla duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidan la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay B/weyne Oo La Kala Qaaday Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soconayey dadaallo xooggan oo ay wadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo sidoo kale maamulka gobolka Hiiraan kaasi oo ku aadanaa in la kala qaado maleeshiyaadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalkii J/hoose Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ka warbixiyey dagaal xooggan oo maanta ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Jubbland iyo kuwa Kenya ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo si Rasmi ah Loosoo Xiray Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ku dhawaaqay in lasoo gabagabeeyay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka Galmudug. Guddoomiye Cali Gacal ayaa xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Dhoobley Ee J/hoose Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Kenya ee AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Liiska Imtixaanka Dugsiyada G/Banaadir Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay liiska Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2015-2016, ee dugisiyada gobolka Banaadir iyo halka lagu galayo . Warbaahinta dowladda ayaa lagu soo daabacay Liiskan, iyadoo xarumo…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/raxmaan Xoosh: Waddanku Waxa Uu Soo Maray 4 sano oo Khasaare ah, Haddana Waxa Uu Galay Mugdi Hor leh Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay Dekreetadii madaxaweynuhu ku meel mariyay hannaanka doorasho ee 2016, isagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Dhaliil u Jeediyey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Arday Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Kenya kuna guuleystay Imtixaan ay qaadday safaaradda India ee dalkaasi helayna deeq waxbarasho ayaa sheegaya in wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka ka hor istaagtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Isku Diyaarineysa Martigelinta Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Maamulka Puntland ayaa isku diyaarinaya martigelinta shirka madasha wadatashiga qaranka, kaasi oo looga hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo Dastuurka. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu…