1 daqiiqo Sheeko:Dalka Binali Yildirim Ayaa Loo Doortay Hogaamiyaha Xisbiga AK Ee Turkiga Wasiirka gaadiidka ee dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa si aqlabiyad ah loogu doortay madaxa xisbiga AK ee dalka Turkiga. Yildirim oo isaga Erdogan ay wada aasaaseen xisbiga waxaa uu jiraa 60…
2 daqiiqo Sheeko:War Jawaab Celinta Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Go’aankii Madaxweyne Xasan oo Isasoo Tareysa Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inuu Madaxweynuhu uu mas’uul ka yahay dalka xaqna uu u leeyahay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ragga Gaaraaca Haweenka Oo Kusoo Badanaya Somaliland Ururuka haweenka qareennada Somaliland ayaa diiwaan geliyey in tirada haweenka ay waxyeelladu kasoo gaarto ragga qaba ee magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Gabilley ay Labadii Bil ee sanadkaan ugu horreeyay xaddi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Ammaanay Go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ammaanay tillaabadii madaxweyne Xasan Shiikh uu ka qaatay nidaamka doorashada sanadkan dhacaysa isagoo xusay inay tahay arrin muhiim u ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoog Dib u Dhis Ka Billaabay Gaalkacyo Sanadihii ugu dambeeyay waxaa dalka dib ugu soo laabanayey Qourbejoog badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka ka hayaamay xilligii burburka, waxayna qaarkood doonayaan inay ka qeybqaataan horumarka iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne: Dagaalladii Waa Lasoo Afjaray Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in la joojiyay guud ahaan dagaal beeleedkii magaaladaasi ka socday muddo ku siman shan maalin. Dagaalkani oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerkii Madaxweyne Ee Lagu Meel Mariyey Heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran Goobjoog News waxay idiin soo gubineysaa xeerkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku meel mariyey maanta oo Axad ah heshiiskii xubnaha madasha ay ka gaareen doorashooyinka dalka ka dhacaya 2016.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Xeer Madaxweyne Ku Meel Mariyey Heshiiskii Madasha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, isaga oo xeer madaxweyne ku meel maraaiyey heshiiskii madasha ee doorashada 2016. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Degmada Wadajir Oo Loo Digey Maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa digniin kasoo saaray isticmaalka gawaarida ee wadada danwadaagaha oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyay. Gudoomiyaha degmadaasi Axmed Cabdulle Afrax oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Ciidankooda ka jooga Soomaaliya ay dib ula bixi doonaan sababo la xiriirta Mushaar la’aan. Waxa uu tilmaamay in ciidanka Kenya aysan helin…