1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Laga Qaaday Deegaanka Gelinsoor Ee Mudug Maamulka Deegaanka Gelinsoor ee gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamada Galmudug ku qaadeen Isbaarooyin yaalla waddooyinka gala iyo kuwa ka baxa deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi Cali Saciid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Ka Digtay In La Xiro Xeryaha Dhadhaab Iyo Kaakuma Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch ayaa ka digtay in dowladda Kenya ay xirto xeryaha qaxooti ee Dhadhaab iyo Kaakuma, halkaasi oo ay ku noolyihiin qaxooti badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Hoyga Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay weerar ku qaadeen hoyga madaxa mashaariicda degmada Baardheere Maxamed Xuseen Ganey. Ciidamada ilaalada u ah mas’uulkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Gaalkacyo Oo Sameystay Urur Ay Ku Mideysan Yihiin Dadka naafada ah ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay markii ugu horreysay ku doorteen hoggaamiyaha urur ay iyagu ku mideysan yihiin. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Albaabada u Laabeysa Xeryaha Qaxooti Ee Dhadhaab Iyo Kaakuma Dowladda Kenya ayaa sheegtay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku xiri doonto xeryaha qaxooti ee Dhadhaab iyo Kaakuma oo ay ku nool yihiin qaxooti aad u badan. War-saxaafadeed kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Maxkamadda Sare Abuukaate Caydiid Ilka Xanaf Oo Aqbalay Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyay Guddoomiyahii Maxkamadda sare Abukaate Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu aqbalay xil ka qaadistii lagu sameeyay 4-tii bishan. Ilka Xanaf ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Uganda Oo Ka Fikireysa Inay Ciidankeeda Kala Baxdo Soomaaliya Iyo Afrikada Dhexe Dowladda Uganda ayaa sheetay in ay ka fikireyso in ciidamadeeda ka jooga dalalka Soomaaliya iyo Afrikada dhexe inay dib ula baxdo. Warbaahinta caalamiga ah ayaa baahiyey hadal uu sheegay Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Ee Puntland Oo Ku Baaqay In La Caawiyo Qaxootigaasi Guddiga gurmadka Qaxootiga Yemen ee ku sugan deegaannada Puntland ayaa ku baaqay in la caawiyo dadkaasi oo dalkooda dagaallo ay ka socdaan. Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo ah guddoomiyaha Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradk Kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan Oo Taageeray Shirka Jowhar Qaar ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa soo dhaweeyay shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe kana socdo magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Baaq u Dirtay Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa fariin u dirtay guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka, taasi oo maalin kahor uu soo magacaabay madaxweyne Xasan Sheekh. Guddoomiyaha Hay’adaasi Sheekh Nuur Baaruud Gurxan…