1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Baardheere, Gobolka Gedo Ciidamada AMISOM iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku dagaallameen degmada Baardheere ee gobolka Gedo halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Wararku waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke. Kulankan ayaa ugu horeyn warbixin looga dhegeystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaaraha Turkiga Oo Sheegay In Sharafta Recep Tayyip Erdoğan Ay Tahay Sharaftiisa, Kana Dhaxeyso Kalsooni 25 Sano Ah Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Turkiga Ahmet Davutoğlu ayaa Maanta Saxaafadda u sheegay in uu isaga tagayo Xilkiisa guddoomiyaha ururka Cadaaladda iyo Horumarinta oo aanu dib isku soo sharixi doonin. Ra’isul Wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahda Garsoorka Dalka oo Soo Dhaweeyay Xil Ka Qaadista Caydiid Ilka Xanaf Warar goor dhaw na soo gaaray waxaa ay sheegayaan in bahda garsoorka dalka ay taageereen xilka qaadista Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf. Xeer…
1 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanka Federaalka oo Kooram La’aan u Baaqday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho lagu kala dareeray ka dib markii loo waayay kooramkii shirku ku furmi lahaa. Kulanka baarlamaanka ayaa ahaa mid degdeg…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Puntland Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhaawacmay wasiirka amniga Puntlad Cabdi Cali Xirsi Qarjab kadib markii uu damcay inuu kala…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare: Baahida Loo Qabo Aqal Aan La Diyaarin Sharciyaddiisa, Lana Ansixin Dastuurkii Uu Ku Jiray Aqalka sare waxaa soo jeedinaya dastuurka KMG ee aan weli la ansixin, waxaa ay dad badan ku doodayaan in aqalka sare dhismihiisa uu ka soo hormari doono xitaa ansixinta dastuurkaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Ka Warbixiyey Heshiiskii Jigjiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maalintii shalay ahayd dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ayaa faah faahin waxa uu ka bixiyey heshiiskii magaalada Jigjiga uu kula soo galay…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland oo Guddi u Saaray sare u kac ku yimid Maciishadda & Lacago Been Abuur ah oo Suuqyada la soo Geliyay Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa guddi u saaray wax ka qabashada sare u kac ballaaran oo ku yimid maciishada, taas oo ay dadweynuhu ka mudaharaadeen. Gudoomiyaha Guddiga dhaqaalaha Baarlamaanka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Dhaliilay Hannaanka Dhismaha Ee La Doonayo In Lagu Dhiso Aqalka Sare Mid kamid ah odayaashii soo dhisay xildhibaannada hadda shaqeeya ee dowladda Federaalka ayaa dhaliilay hannaanka dhismaha aqalka sare oo uu ku tilmaamay mid keenaya khilaaf hor leh. Malaaq Cali Cabdiraxmaan…