2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo si rasmi ah uga mid noqotay isbahaysiga Carabta ee la-dagaallanka Xuutiyiinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay si cad u shaaciyay in Soomaaliya ay si rasmi ah uga mid noqotay isbahaysiga Carabta ee ay hoggaaminayaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Somaliland“Waxa aan mudnaanta siin doonaa nabadaynta iyo siidaynta maxaabiista” Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa maanta si rasmi ah u sheegay in dowladdiisu mudnaan gaar ah siinayso nabadaynta gobolka Sool, siidaynta maxaabiista, iyo furista isku-socodka dadka iyo ganacsiga ee…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Is barbar dhigga awoodda ciidan ee Pakistan iyo Hindiya Maalmihii la soo dhaafay waxaa cirka isku sii shareeraysay xiisadda u dhexeysa dalalka Hindiya iyo Pakistan, waxayna labada dhinacba ay qaadeen tillaabooyin horseedi kara dagaal toos ah. Sidoo kale Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo soo saartay digniin ku socoto Xujayda Soomaaliyeed Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu digtay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, gaar ahaan Xujayda sanadkan 1446/2025 u socda gudashada waajibaadka xajka, inay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo dalka Ukraine uga dhawaaqay 3 maalmood oo xabbad-joojin ah Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay xabbad joojin 3 maalmood ah, asagoo dhinaca Xukuumadda Ukraine ugu baaqay inay aqbalaan xabbad-joojintaas. Xabbad-joojinta ayaa looga golleeyahay lagu weyneeyo munaasabadda 80 guuradii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku dhowaad 70 muhaajiriin ah oo lagu diley xeebaha Yemen Ku dhowaad 70 qof oo muhaajiriin afrikaana ah ayaa lagu diley duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay xeebaha dalka Yemen sida laga soo xigtay kooxda Xuutiyiinta. Warbaahinta taageerta kooxda Ansar Allaah…
1 daqiiqo Sheeko:War War Degdeg ah: Madaafiic Lagu Weeraray Agagaarka Xalane iyo Garoonka Aadan Cadde Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ayaa xaqiijinaya in tiro madaafiic ah lagu weeraray agagaarka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku sugan yihiin xarumo badan oo caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo sheegtay in ay diyaar u tahay inay joojiso dagaalka Qasa, haddii ay Xamaas shuruudeeda oggolaato Sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Israa’iil Zeev Elkin Xukuumadda Netanyahu waxay diyaar u tahay in ay si degdeg ah u joojiso dagaalka marinka Qasa si ay dib…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Dalbatay in Xayiraadda Socdaalka ay ka qaadaan dadkeeda dalalka Ururka Bariga Afrika Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga dalbatay dalalka Bariga Afrika (EAC) in la qaado xayiraadaha socdaalka ee saaran dadka Soomaaliyeed, si ay si xor ah ugu kala gooshaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo doonaya in maraakiibtiisu ay si bilaash ah ku maraan kannaalada Suweys iyo Panama Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in Maraakiibta militariga iyo kuwa ganacsiga ee dalkiisa loo ogolaado inay si xor ah u maraan kannaalada Panama iyo Suez.…