1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Iran oo gaaray is-af-garad hordhac ah Dowladaha Mareykanka iyo Iran oo Wada-hadallo uga socdeen dalka Cumaan ayaa gaaray is afgarad hordhac ah oo bilow u ah heshiis dhammeystiran oo dhinacyadu ay dhowaan wada-gali doonaan, sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay dambeyay Hoobiyeyaal ku dhacay qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho Saakay aroortii hore ayaa tiro hoobiyeyaal ah lagu garaacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, waxaana la soo wariyay in madaafiicdaasi ay geysteen khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka Carabta oo beenisay inay ka qeyb-galayso duulaanka uu Mareykanku qorshaynayo inuu ku qaado dalka Yemen Maamulka Trump ayaa qorshaynaya inuu duulaan dhanka dhulka ah ku qaado dalka Yemen, gaar ahaan deegaannada ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee gacan saarka la leh dowladda Iran, waxayna Washington dadaal…
1 daqiiqo Sheeko:War Somaliland oo ku dhawaaqday in ay ka baxday Wada-hadalladii kala dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya Somaliland ayaa kudhawaaqday in ay laashay wada hadalkii kala dhaxeeyey Dowladda Federaalka eeSoomaaliya, waxayna cambaareysay safarkii RW Xamse ee magaalada Laascaanood, oo ay kusifeysay xadgudub. Somaliland ayaa ku eedeysay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka SSC-Khaatumo oo Dowladda Federaalka ku Wareejiyey Maxaabiis Dagaal Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si rasmi ah dowladda federaalka Soomaaliya ugu wareejiyey 25 maxbuus oo lagu qabtay dagaalkii ka dhacay magaalada Laascaanood. Maxaabiistaan ayaa lagu wareejiyey gacanta dowladda si loo geeyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya iyo maamulka SSC-Khaatumo oo ku heshiiyay in qaar kamid ah maxaabiista Soomaaliland la sii daayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maalmahan ku sugan magaalada Laascaanood ee caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo iyo masuuliyiinta maamulkaas kulamo kala duwan ka yeeshay xaaladda guud ee…
4 daqiiqo Sheeko:War Akhriso nuxurka war-murtiyeedkii laga soo saaray kulamadii Ra’ïisul Wasaaraha XFS iyo madaxda Maamulka SSC-Khaatumo Ra’ïisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hogaaminaayo, ayaa 12kii 15kii April 2025 booqasho taariikhi ah ku tagay Magaalada Laascaanood ee Caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo,…
1 daqiiqo Sheeko:War SSC-Khaatumo oo si rasmi ah uga qeyb-galaysa shirka Madasha wada-tashiga qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Laascaanood ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in hoggaamiyaha maamulka SSC-khaatumo uu si rasmi ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:War Dilalka Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika oo Sii Kordhaya Johannesburg, South Africa – Waxaa xalay fiidkii magaalada Johannesburg lagu dilay ganacsade caan ah oo Soomaaliyeed, Mohamud Abdi Rahman Siyaad (Doole), kadib markii ay rasaas ku fureen dabley hubeysan oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wakiillada Somaliland oo Xukuumadda ugu Baaqay Inay Laasho Wadahadallada Soomaaliya Golaha Wakiillada Somaliland ayaa si adag uga hadlay safarka uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ku tegay magaalada Laascaanood, iyaga oo ku tilmaamay arrin halis ku ah nabadgelyada, iyo karaamada Somaliland. Golaha…