2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin:- Rag Hubeysan Oo Degmada Hodon Ku Dilay Seddax Qof Oo Shacab Ah Rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay Seddax qof oo carruur ay ku jiraan ku dileen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Wararku waxay sheegayaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanada Carabta oo looga hadlay Qodobbo Khuseeya arrimaha Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka isla markaana ah guddoomiye ku xigeenka 1aad ee guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka ayaa ka warbixiyay shirka baarlamaanada Carabta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Xukuntay Maxaabiis Ay Ku Qabteen Dagaalkii Dhuusamareeb Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa maxkamadeeyay 31 maxaabiis oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay degmada Dhuusamareeb 2-dii Maarso 2016. Afhayeenka Maxkamadda ciidamada maamulka gobollada dhexe Maxamuud Cadaawe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Maandooriyaha Qamriga Iyo Dadkii Waday Ciidamada ilaalada Kontaroolka Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay Maandooriyaha Qamriga, dadkii waday iyo gaarigii lagu waday intaba. Taliyaha ciidanka ilaalada Koontaroolkaasi Barqad Maxamed Jaamac ayaa sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Marti Gelinaya Shir Madaxeed Caalami Ah Oo Looga Hadlayo Gargaarka Bini’aadannimo Dalka Turkiga waxa uu wadaa qorshe dunida ugu soo bandhigayo baahiyaha dhanka gargaarka ah ee ka taagan meello badan oo caalamka ka mid ah, isaga oo hadda marti gelinaya qaxooti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Golaha Ammaanka Ee QM Ka Codsaday In Soomaaliya Laga Qaado Cunaqabateynta Hubka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya shirka golaha ammaanka oo diiradda lagu saarayo xaaladda Soomaaliya ayaa ka codsadey golaha ammaanka in Cunno qabateynta hubka laga qaado Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Oo Joojisay Dal Ku Galkii Sudan Taliyaha hay’adda jinsiyadaha iyo socdaalka ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaai Gaafow Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay joojisay dal ku galka dalka Sudan laga billaabo maanta oo Talaado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga Oo Addis Ababa Uga Qeybgalay Shirka Amaanka Munich Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka Amaanka Munich (MSC) oo wadajir u soo qaban-qaabiyeen dawladaha Jarmalka…
1 daqiiqo Sheeko:War User Submitted Post Goobjoog magaceygu waa suufi Xasan.ee fadlen cinwaan aad maanta kusheegteen barnaamijkii shaqa doon Aryan rabaa oo ah shaqada koowaad idinkoo raali ah
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Dhallinyaradu Waa In Aysan Naftooda Ku Halligin Badaha” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda Meditarrean-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “Aadbaan uga naxay…