1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Carruur Ah Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Cabudwaaq 3 Caruur ah oo xoolo la jiray ayaa la dhaawac culus soo gaaray kadib markii ay gargaraaceen gumaca Madaafiicda, iyagoo xiligaas ku ciyaarayey Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Carruur Ah Iyo Ayeeyadood Oo Lagu Gubay Hoy Ay Ka Deganaayeen Gobolka Sh/hoose Xasan Cumar Macallin oo ah guddoomiyaha magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa isaga oo u waramay Goobjoog News waxa uu sheegay in habeenkii xalay ahaa hoygooda lagu gubay 6…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundada Yar Ee Degmada Afgooye Oo La Dhisay Shacabka degmada Afgooye oo iskaashanaya ayaa waxaa u suurta gashay in muddo kooban lagu dhiso Buundada yar ee degmada Afgooye taasi oo burbur xoogani soo gaaray. Waxaa la qabtay munaasabad…
2 daqiiqo Sheeko:War Qorshe Lagu Dhisayo Maamul Ka Dhan Ah Galmudug Oo Ka Socda Caabudwaaq Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaaduud waxaa maalmahan dambe siyaasiyiin halkaasi ku sugan ay ka wadeen qorshe ay ku doonayaan inay ku dhisaan maamul ka madax bannaan Galmudug State. Xildhibaan Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guushii Madaxweyne Geelle Oo Laga Taageeray Gobolka Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayo guushii uu madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ka gaaray doorashadii ka dhacday dalkaasi Markiisa Afaraad.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Lagu Xiray Dalka Masar Ciidamada ammaanka ee dalka Masar ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen gelinkii dambe ee shalay dad tahriibayaal ah oo tiradoodu lagu sheegay 200 oo ruux. Tahriibayaashaan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Ka Hadlay Ogaanta Dowladda Ee Dadkii Doonida La Qallibantay Wasiirka Arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ay ku dhinteen Tahriibayaal badan oo Soomaaliyeed kadib markii ay la degtay doonidii ay saarnaayeen. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Ay Dileen Qof Wax Dilay Ciidama Amaanka gobolka Baanaadir ayaa sheegay in dileen hal qof iyagoo qabtay labo kale kuwaa oo ahaa dad dil ka geystay degmada Boondheere ee Muqdisho. Maamulka gobolka oo Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa Nasiib Darro In Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Dhammaadaan Badaha” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu horeen tacsi ka diray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku geeriyooday doonidii ku qallibantay badda cad xilli ay doonayeen in Yurub ay usii gudbaan.…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Baarlamanka Federaalka oo Maanta Buuq Ku soo Dhamaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa buuq ku soo dhamaaday kadib markii la isku mari waayay ansixinta Ajandaha kulanka. Baarlamaanka ayaa kulankiisa waxa uu ahaa kalfadhigii…