2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Billaabayo Deegaannada Puntland Ee Abaartu Ka Jirto Gudiga gurmadka biyo dhaaminta deegaanada Puntland ayaa sheegay iney ku guda jiraan qabanqaabadii ugu dambeysay oo ay ku doonayaan iney biyo dhaamin ugu sameeyaan dadka abaartu saamaysay. Gudigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Belgium: Weerarkii Brussels waxaa Fuliyay Labo Nin Oo Walaalo ah Warar laga sii daayey Telefishanka dalka Belgium-ka ayaa sheegaya in qaraxyadii 3-da ahaa ee Brussels ay fuliyeen labo nin oo walaalo ah, labadan ayaa sidoo kale la sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanada Adduunka oo Lagu Dhiiri Geliyay Dhallinyarada iney Hormuud u Noqdaan Baarlamaannada Dunida Dalka Zambia waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa kalfadhiga 134aad ee midowga Baarlamaanada Adduunka, kaas oo sanad kasta lagu qabto dal ka mid ah dalalka Caalamka. kulankan ayaa waxa uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka Mid ah Raggii Fuliyay Weerarkii Brussels oo La Qabtay Nin lagu tuhunsaa in uu ka yahay 3-dii nin ee fulisay weerarka ku qaaday Belgium-ka ayey Booliiska dalkaas sheegeen in ay qabteen si laga soo xigtay wargeys dalkaas laga leeyahay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Ugu Hambalyeenayaa Ciidanka Puntland Guushii Ay Ka Gaareen Al-shabaab” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada Puntland guushii ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen Xarakada Al-shabaab. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa sidan u…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Xalka Kaliya Ee Xuduudaha Maamul Goboleedyada Yahay Mid Siyaasadeed Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ka mid ah baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa ka warbixiyay kulan gaar ah oo ay la qaateen guddiga madaxa banaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Walba Dantii Waddo u Xiray! Tan iyo markii ay soo if baxeen weerarada lagu qaado xarumaha dowladda, goobaha dadku ay isugu yimaadaan sida hoteeladda iyo maqaayadaha waxaa isi soo tarayay xirashada wadooyinka muhiimka u ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Ajandaha Kalfadhiga 30aad ee Golaha Wakiilada Somaliland Waxaa si rasmi ah u furmay kalfadhiga 30aad ee Golaha wakiilada Somaliland Sabtidii 19.03.2016, iyadoo xubnaha golaha loo qeybiyay nuqul ka mid ah ajandaha guud ee kalfadhiga. Wakiilada ayaa isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ku Baaqay Gurmad Lala Gaaro Dadka Ku Dhibban Degmadaasi Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad bini’aadannimo oo degdeg ah lala gaaro dadka ku dhaqan degmadaasi qaarkood oo xilligaan xaalad nolol xumo ay soo wajahday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Koonfur Galbeed Oo Loo Dhisayo Xarun Ay Ku Shaqeyso Munaasabad lagu dhegax dhigayey xarun cusub oo ay ku shaqeyn doonto wasaaradda qorsheynta maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Bahadba ee xarunta gobolka Baay, iyadoo munaasabadani ay ka qeybgaleen…