2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Iney Ku Guuleysteen Dib u Heshiisiinta Beello Ku Dagaallamay Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xallinta dagaallo u dhaxeeyay beello walaalo ah oo deggan goballada Mudug iyo Galgaduud, sidoo kalena ay haatan wadaan dib u heshiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wada Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada maamul gobaleedka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ay dhaqdhaqaaqyo ciida ka kala wadaan deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan deegaanno hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalladii Ka Dhacay Mudug Iyo Nugaal Oo Saameyn Ku Yeeshay Dadka Reer Guuraaga Ah Dadka reer guuraaga ah ee ku nool goballada Mudug iyo Nugaal waxaa saameyn ku yeeshay dagaallada u dhaxeeya Xarakada Al-shabaab iyo ciidanka Puntland. Labo qof oo shacab ah ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Al-shabaab Waxay Puntland Ka Heleen Cashirkii Ay u Baahnaayeen Oo Dhab Ah” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay dagaalladii ay ciidanka maamulkiisa la galeen Xarakada Al-shabaab ayaa ugu horeen sheegay in dagaalkaasi ay iyaga ku guuleysteen. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Bandhigtay Maxaabiis Ay Sheegeen Inay Ku Qabteen Dagaalkii Nugaal (Sawirro) Maamulka Puntland ayaa gobolka Nugaal kusoo bandhigay ku dhawaad 20 qof oo ay sheegeen inay ku qabteen dagaalkii ka dhacay Togga Suuj ee gobolka Nugaal, kuwaasi oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Xuduudaha Dalka Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Cadaado Degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey arrimaha federaalka iyo xuduudaha dalka. Kulankaan oo isugu jira wacyigelin iyo ka wada tashi arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Furay Kalfadhiga Koowaad Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baydhabo, kalfadhigii koowaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo furintaanka kalfadhiga uu ka qeyb galey madaxweyne Shariif Xasan iyo wasiirka Dastuurka Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Mareykanka oo Booqasho Taariikhi ah ku Jooga Dalka Cuba Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaaray jasiiradda Cuba si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa dalkaasi Raul Castro Booqashadan Taariikhiga ah waa markii ugu horeysay oo madaxweyne aqalka cad ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Dib Uga Billowday Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka degmadaasi uu dib uga billowday dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Al-shabaab. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan doorashada la filayo in sanadkaan ay ka dhacdo dalka, iyo qaabka ugu haboon ee ay noqon karto doorashadaasi