2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Sidday Hub Badan Oo Gacanta Lagu Dhigay Xilli Ay Kusoo Wajahnayd Soomaaliya Markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Australia ayaa gacanta waxa uu ku dhigay jimcihii aynu kasoo gudubnay dooni sidday hub tiro badan, kaasi oo kusoo wajahnaa Soomaaliya. Markabkan oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Shacabka Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Amni Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay inay aad usoo dhaweynayaan in lagu soo wareejiyo ka maamul ahaan amniga magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay gudoomiyaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dagaal Kula Jirnaa Cadow Caalami Ah Oo Khatar Ku Ah Amnigeena Iyo Jiritaankeenna” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka wadashaqeynta gobolka iyo degmooyinka gobolka Banaadir ee xoojinta amniga caasimadda. Kulankan ballaaran oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Kalfadhigii 7aad ee Baarlamaanka Federaalka oo Maanta La Soo Xirayo Xubnaha xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uga furmay xarunta baarlamaanka ee magaalada Muqdisho kulankii ugu dambeeyay ee kalfadhiga 7aad, iyadoo la filayo in xubnaha baarlamaanka uu kala soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: 172 Milyan oo Dollar oo Kaalmo ah ayuu Soomaaliya Gaarsiiyay 5-tii sano ee La soo dhaafay Kaalmada dalka Turkiga ee Soomaaliya ee 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ay gaartay ilaa 500 Milyan Lira ama 172 Milyan oo dollar Mareykanka ah. Warbixin oo ay qortay…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha NISA Oo Su’aalo Lagu Weydiinayo Xarunta Baarlamaanka Federaalka Xarunta baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa goordhaw ka furmay kalfadhii 7aad kulankiisii 41aad iyadoo u shir guddoominayo kulanka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Xubnaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Warbixin Ku Saabsan Gabood Fallada Ciimadoodu Geystaan Iyo Dalalka Ciidamadaasi Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin dheer oo ku saabsan gabood fallada ay ciidamadooda nabad ilaalinta ah u geystaan dadka shacabka ah. Gabood falladaan ayaa waxaa ka mid ah Kufsi,…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Afrika Oo Ka Hadlay Xalaadda Ammaan Ee Soomaaliya Kulanka Baarlamaannada Afrika ay ku yeesheen 3 Marso magaaladda Johannesburg ayaa la horkeenay warbixin ay soo diyaariyeen guddiga arrimaha ammaanka Africa, iyadoo si gaar ah looga hadlay xaaladda amni darro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Isxigxiga Oo Ka Dhacay Magaalada Baardheere Ee Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw halkaasi ay ka dhaceen illaa iyo 5 qarax oo ah Miinooyin nooca dhulka lagu aaso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Magaalada Marka Oo Dib u Furay Xarumahoodii Ganacsi Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose waxaa haatan laga dareemayaa in uu dib usoo laabanayo dhaq dhaqaaqyadii ganacsi ee magaaladaasi looga bartay kadib maalmo badan oo magaalada amniga oo…