1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya Ee Kenya Oo Wadda Dadaal Lagu Sii Deynayo Soomaali Ku Xiran Nairobi Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh ayaa booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku jirta xabsi lagu magacaabo Burburu oo ku yaalla magaalada Nairobi, waxaana maxaabiistaan laga soo qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Waddo Isku Xirta Godinlabe Iyo Hobyo Ee Mudug Iyo Galgaduud Dib u habeyn ayaa lagu sameynayaa waddo dheer oo isku xiraysa degmada Hobyo iyo deegaanka Godinlabe ee gobollada Mudug iyo Galgaduud taasi oo in muddo ah aan wax dayactir ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Doorka Dhallinyarada Ee Siyaasadda Qaran Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan looga hadlayey siyaasadda qaran ee dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, waxaana ka qeybgalay kullankaasi 70 dhallinyaro ah oo ka kala yimid deegaannada Galmudug. Kulankaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Awood Kula Wareegtay Mid Ka Mid Ah Wargeysyada Ugu Caansan Dalkaasi Boliska dalka Turkiga ayaa xoog ku galay xafiisyada wargeyska mucaaradka ah ee Zaman saacado un kadib markii maxkamadi ay xukmisay in dowladda la hoosgeeyo lana socota dhaq dhaqaaqa wargeyskaasi. Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Isbitaalka Madiina Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyadii SYL Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxa uu ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Xiran Ee Gala Degmada Xudur Oo La Furayo Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in maalmaha soo aadan ay qaadi doonaan howlgallo ay sheegeen in lagu furayo wadooyinka soo gala degmadaasi ee xiran. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Iney Diyaar u Yihiin Heshiis Ay La Galaan Ahlu-sunna Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in mar walbo ay diyaar u yihiin in wada hadal iyo heshiisba ay lagalaan maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ka arrimiya. Wasiirka Dastuurka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Admiral Faarax Qare: 300 Milyan Oo Doolar Kalluun Ku Kacaya Ayaa Sanad Walbo Laga Qaataa Badaha Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) Agaasiamah hay’adda Cilmi barista Badaha Soomaliyeed ayaa soo dhoweeyay dadaalka Puntland ay u gashay illaalinta kheyraadka badda gaar ahaan xeebaha Gobolka Bari. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Qorsheel “Waa La Dayacay Amniga Mas’uuliyiinta Xilalka Kasoo Qabtay Dowladihii Dalka Soo Maray” Wasiirkii hore ee wasaaradda duulista hawada Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa madaxda Soomaaliya ka dalbaday in la sugo amniga mas’uuliyiinta xilalka kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Kahor Yimid In Amniga Muqdisho Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Aqoonyahan Shariif Xuseen Roobow oo ka faalooda arrimaha siyaasadda iyo ammaanka ayaa sheegay in waddo saxan aysan ahayn qaabkii amniga magaalada Muqdisho loogu wareejiyey maamulka Gobolka Banaadir. Waxa uu sheegay…