4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Soomaaliya Ay Ka Jirto Cunno Yari Baahsan Qaramada Midoobay ayaa sheegeysa in ay jirto xaalad halis ah oo ku saabsan cunno yaraan iyo nafaqo darri baahsan oo ka jirta inta badan gobollada dalka gaar ahaan kuwa dhaca…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Villa Hargeysa Ku Qaabilay Kaaliyaha QM u Qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha barakacayaasha Dr Walter Kaelin. Kulankan ayaa ka dhacay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dib u Qabsaday Magaalada Marka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa dib ula wareegay gacan ku haynta magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay helayso Goobjoog News ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Iyo Wasiiro Kale Oo Ka Qeybgalaya Furitaanka Dekadda Hobyo Wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka ayaa goordhaw Gaaray Hobyo Si Ay Uga qeyb qaataan furitaanka dekadda degmadaasi Wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka dhalinyarada sportiga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo ganacsato ayaa gaaray…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxii Daallo Airline: Billow ilaa Dhammaad Hadda waxaa la xaqiijiyay in qaraxii diyaaradda Daallo loo adeegsaday Laptop laga buuxiyay waxyaalaha qarxa. Hey’adaha ammaanka waxaa ay xaqiijiyeen in dad badan arrinkaas u qabteen laakiin ma sheegin magacyada…
2 daqiiqo Sheeko:War Fursadaha Soomaaliya ee kamid noqoshaha xubinnimada ICD Ee Baarlamaanku Meel Mariyay Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ayaa Sabtidii 6 Febraayo waxay si aqlabiyad leh ku ansixiyeen kamdi noqosha Hay’adda ICD. hadaba si ay Akhristayaashu u helaan faah faahin dheeri ah oo ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Hobyo Oo Loo Magacaabayo Maamul Cusub Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo xubno la socda ayaa maalintii Seddaxaad waxay ku sugan yihiin degmada Hobyo ee gobalka Mudug, halkaasi oo kulamo kala duwan ay kula qaadanayaan…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Jawaari Oo Ku Booriyay Xildhibaannada Baarlamaanka Ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Cusub Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalintii Sabtidii 6 January isugu yimid kalfadhigii 7 kulankiisii 32-aad, iyadoo kulankaas uu shir guddoominayay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Guddoomiyaha ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Magaalada Marka Oo Al-shabaab Ay La Wareegeen Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose ayaa jawi ahaan maanta ka deggan maalmihii aynu kasoo gudubnay, halkaasi oo dhawaan ay la wareegeen ciidanka Xarakada Al-shabaab. Qof ku sugan magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baarlamaanka Ka Codsaday Meelmarinta Sharciga La Dagaallanka Argagaxisada Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay hadal ka jeediyay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ka codsaday xildhibaannada baarlamaanka in ay meelmariyaan sharciga la dagaallanka argagaxisada.…