1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Cambaareeyay Tijaabadii Gantaalka Ee Waqooyiga Kuuriya Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyey tijaabadii gantaalka ridada dheer oo dalka Kuuriyada Waqooyi uu tijaabiyey. Kadib kulan degdeg ah oo ka dhacay magaalada Newyork ee xarunta Qaramada Midoobay ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Puntland Ee January 2016 Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee ka dhacay deegaanada Puntland bishii tagtay ee January 2016. January 2, 2016: Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha oo Baarlamaanka Kala Hadlay Dhaqaalaha Dalka oo Kor u Kacay, Dhacdadii Daallo iyo Xeerarka ay tahay in La Ansixiyo Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 3aad ee aan caadiga ahayn ayaa maanta lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka, waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulankan waxaa ka soo qeybgalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda “Hay’adda ICD Waxay u Sahlaysaa Soomaaliya Iney Fursado u Helaan Illo Dhaqaale Oo Dibadda Uga Yimaada” Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa soo dhaweeyey ansixintii Goluha Barlamaanku ay ansixiyeen hindisihii ay soo gudbisay Wasaarada Maaliyada ee ku aadanaa ka xubin noqoshada…
19 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Xukuumadda Federaalka Ee Bishii January 2016 Goobjoog Fm waxay bil walba idiin Soo gudbisaa warbixin ka hadlaysa waxqabadka Xukuumadda Soomaaliya. Warbixintan ayaa diiradda lagu saaraa wax kasta oo wax qabad u muuqda islamarkaana ay qabtaan Wasaaradaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhacdooyinkii Ugu Muhiimsanaa Somaliland Ee Bishii January 2016 Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee bishii January 2016 ka dhacay guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Somaliland. January 3, 2016: Magaalada Caynaba waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Soo Saaray Habraaca Ansixinta Wax Ka Bedelka Dastuurka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlayey Xubnah Baarlamaanka Sabtidii shalay Kalfadhiga 7-aad , kulankiisa 32-aad ayaa Sheegay in la isku raacay In Baalamaanka la hor keeno 15ka bishan February warbixintii wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Lala Eegtay Guddoomiye Ku Xigeenka Gobalka Gedo Wararka Goobjoog News ay ka heleyso degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in goor dhaw qarax Miino lala eegtay gaari uu la socday guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland Oo ka Arrinsaday Doorashooyinka 2016-ka Kulan ay sabtidii isugu yimaadeen Baarlmanka Puntland ayey kaga hadleen arrimo la xiriira qaabka doorashada lagu wado sanadkan gudihiisa iney ka dhacdo Soomaaliya, Taas oo horey ay go’aan uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Saxaafadeed:Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda…