1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Birmadka Berbera Oo Goor Dhaw La Dilay Wararka ka imaanaya magaalada Barbara ee gobalka Waqooyi Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay taliyahii ciidanka Birmadka ee degmadaasi u qaabilsanaa maamulka Somaliland. Mid ka mid ah ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeyay Nabadeynta Beelihii Ku Dagaallamay Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, gaar ahaan xaafadda Howlwadaag oo ku taalla Galbeedka magaaladaasi waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed halkaasi wada deggan. Dagaalkaasi ayaa sababay khasaare…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobalka Nugaal Oo Diiday Nidaamka 4.5 Waxgaradka Gobalka Nugaal oo isugu yimid shir ka dhacay magaalada Garoowe ee gobalkaasi ayaa kasoo horjeestay in dowladda soo socota sanadka 2016 lagu dhiso hanaanka qabiilka ah ee 4.5. Waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heritage Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Madasha Wadatashiga Ee Lagu Qabtay Muqdisho Hay’adda Cilmi Baarista Heritage ayaa sheegtay in qodobada ka soo baxay shirkii madasha wada tashiga ahaa ee Muqdishu lagu soo gaba gabeeyay ay tahay talaabo wanaagsan oo lagu farxi karo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Weerartay Xero Lagu Tababaro Ciidanka Ciraaq Dagaalyahanada Daacish ayaa weerar ay ku qaadeen xero lagu tababaro ciidamadda Ciraaq ku dilay Saddex sargaal oo ka tirsan ciidamada Ciraaq iyaga oo halkaa ku dhaawacay 10 kale oo ay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka (Qoraal & Muuqaal) Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shirka madasha wadatashiga qaran oo billawday 13-kii bishaan, kaasi oo looga arrinsanayay nooca ay noqoneyso hanaanka doorasho ee sanadka 2016-ka. Waxaa lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Doorashada Shirka Madasha ayaa go’aan ka gaaray sida ay noqoneyso doorashada baarlamaanka 2016-ka. Arrintan ayaa timid kadib markii maanta shir ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Dowladda, Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada iyo beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Oo Ku Geeriyooday Nabadeyn Uu Ka Dhex Waday Beelihii Ku Dagaallamay B/weyn Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, xilli uu ku howlanaa ciidan la kala dhex dhigo beelihii ku dagaallamay magaaladaasi. Wararku waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Qaranka Oo Maanta Shaacin Doonta Nooca Doorashada 2016 Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka madasha wadatashiga Qaranka oo 14-kii bishaan ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa shalay la filayay in lasoo gabagabeeyo hase…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Dib u Heshiisiin Ah Oo Ka Furmay Gobalka Mudug Degmada Bandiiradley ee gobalka Mudug waxaa ka furmay shir la sheegay in lagu heshiisinayo qaar ka mid ah beelaha Galmudug. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degmada Bandiiradley,…