2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Galmudug C/qeybdiid Oo Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyadii Ku Dagaallamay Marka Iyo B/weyne Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ugu baaqay beellaha ku dagaallamay magaalooyinka Marka iyo Baladweyne in ay nabadda qaataan, islaamarkaana aanay mar kale daadin dhiigooda. Qeybdiid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabad Joojin La Kala Dhex Dhigay Beelihii Ku Dagaallamay Magaalada Marka Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xabad joojin la kala dhex dhigay beelihii dhawaan ku dagaallamay magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha gobalkaasi Cabdullaahi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug “Cid Aan Ka Baryeeno Malahan Xabad Joojinta Baladweyne” Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegay in aysan jiri doonin cid ay ka baryayaan joojinta dagaallada magaaladaasi. Guuleed oo saxaafadda la hadlay ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Digay In Doorashada 2016 Lagu Saleeyo Midaamka Degmooyinka Xildhibaan Caadil Sheegow Sagaar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in madasha wadatashiga Qaranka ay qaadato in hab deegaan lagu soo xulo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalkii Magaalada Baladweyne Oo Wada Hadal Lagu Bedalayo Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka soconaya kulamo lagu doonayo in lagu xalliyo dagaal beeleed dhawaan ka dhacay xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo Abaalmarin La Guddoonsiiyay Dr. Axmed Maxamed Xassan, Madaxweynaha Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed (SRCS) waxaa Golaha Ergooyinka Dhaqdhaqaaqa Caalamiga Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas oo lagu qabtay Jeneefa 7 Disembar 2015 lagu abaalmariyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Qeyb ka ah Isbaheysiga La Dagaalanka Daacish Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay isbaheysi ay sheegtay in ay kula jiraa la dagaalkan Daacish, Liiskan oo ka kooban ilaa 34 dal, waxaa ku jira Soomaaliya. Isbaheysiga dalalka ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wafdi Heer Federaal iyo Heer Gobol Ah oo u Duulay Baladweyn Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka amniga gudaha Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Guuleed ayaa u baxay Magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa kaloo Waftiga ku jira sida wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kerry oo Boqanaya Moscow si Looga Heshiiyo Khilaafka Labada Dal Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka ayaa gaaray caasimadda Ruushka ee Moskow si dalkiisa iyo Ruushka uga heshiin lahaayeen khilaafka labada dhinac. Kerry inta uu Ruushka jooga ayaa waxaa uu wada hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Adeegyadii Bulshada Ee Gaalkacyo Oo Dib Usoo Kabanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyay maamullada Puntland iyo Galmudug, kaasi oo saameyn xooggan ku yeeshay adeegyadii ganacsi ee magaaladaasi. Waxaa xilligaan la dareemayaa inuu…