1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Iyo Siyaasiyiinta Gobalka Gedo Oo Isku Raacay Ka Qeybgalka Shirka Nabadeed Ee Kismaayo Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in kulamo ka dhacay magaalada Muqdisho una dhaxeeyay siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobalka Gedo, la’isku raacay in laga wada qeybgalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Kala Diray Golahii Deegaanka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kala diray dhammaan golahii deegaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Digreeto uu soo saaray madaxweynaha Galmudug, welina aan saxaafadda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 8-Tillaabo oo laga Sugayo Guddoomiya Banaadir iyo Duqa Muqdisho Sheekh Yusuf Jimcaale!! Sida Caalamka ka dhacdo, shakhsiga loo dhiibayo xilka duqa magaalada iyo goddoomiyaha gobolka waxaa in uu horay uga soo shaqeeyaa Laan, waax, degmo kadib gobolka, Lakin Soomaaliya arrintaas kama dhacdo!…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Dalkeeda Ka Codsatay Ka Shaqeynta Amniga Wasiirka arrimaha gudaha wadanka Kenya ayaa madaxda xeryaha qaxootiga Dhadhaab kala hadlay arrimo ay ka mid tahay ka qeyb qaadashada ammaanka. Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa booqday wefdi ballaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Caabudwaaq Oo Maamul Cusub Loo Sameynayo Maamulka Galmudug ayaa ku howlan sidii maamul cusub loogu sameyn lahaa degmada Caabudwaaq ee waqooyiga Gobalka Galgaduud, halkaasi oo bilihii ugu dambeeyay maamul la’aan ahayd. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Degmada Baardheere Oo Saaka Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in hawada ay saaka ka maqan tahay guud ahaan isgaarsiintii degmadaasi. Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Qooqaani ee gobalka Jubada Hoose. Maxamed Maxamuud Ismaaciil oo ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Degmada Cadaado Oo Walaac Ka Muujiyay Lacago Been Abuur Ah Oo Degmadaasi Lagu Arkay Ganacsatada ku dhaqan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa cabasho ka ah lacag been abuur ah oo dhawaan lagu arkay suuqyada degmadaasi. Waxa ay sheegeen in lacagtani ay sababtay qiimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalaya Shir Ka Dhacaya Dalka Tanzania Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Abuukaate Cabdullaahi Caydiid Ilka Xanaf ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, isaga oo ka qeybgalaya shirka Sanadlaha ah ee ay isugu yimaadaan Gudomiyayaasha maxkamadaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Sugan Degmada Dharkeenley Oo Sheegay In Si Qasab Ah Guryahooda Looga Burburiyay Odayaal iyo waxgarad lasoo xiriiray Idaacadda Goobjoog kuna sugan degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhibaato ay ku qabaan salkicin dhuleed oo ka taagan degmadaasi. Qaar ka mid…