2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Inay Ka Walaacsan Yihiin Xiriir Dhexmara Al-shabaab Iyo ISIS Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in aysan hadda jirin Qatar ay ka baqayaan oo kaga imaan karta Al-shabaab, isaga oo tilmaamay inay halis amni noqon karto xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Gedo Oo Sheegay in Gaadiid Dagaal Ka Qabsadeen Al-shabaab Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howl-gal ay ka sameeyeen degmada baardheere ku soo qabtay Gaadiid dagaal oo ay sheegeen inay lahaayeen Al-Shabaab. Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guryo Ku Burburay Dufaan Ku Dhufatay Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Wararka laga helayo deegaanada bari ee maamulka Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku burbureen guryo badan, ka dib markii Duufaan ay ku dhufatay. Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Booqan Doona Xeryaha Dhadhaab Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu wadaa in booqasho uu ku tago xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, dalka Kenya. Wasiirka Arrimaha gudaha dalka Kenya oo dhawaan xeryahaasi booqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Waxgaradka Degmada Balanbal Kala Shiraya Sidii Maamul Loogu Sameyn Lahaa Degmadaasi Maamulka Galmudug State ayaa wada qorshe maamul loogu sameynayo degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud, iyadoo sameynta maamulkaasi lagala tashanayo waxgaradka ku dhaqan degmadaasi. Madaxweyne ku xilgeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Qorsheynaysa Gurmad Lala Gaaro Dadka Ku Nool Deegaanada Xeebaha Bari Ee Duufaantu Ku Dhufatay Maamulka Puntland ayaa sheegay inay wadaan dadaal xooggan oo la doonayo in loogu gurmado shacabka ku dhaqan deegaanada ku yaalla xeebaha bari ee maamulkaasi, ka dib markii ay saameyn xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Muqdisho Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed, ayaa maanta xerada Jazeera 2 ee duleedka magaalada Muqdisho waxa uu tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Rasaas Lagu Furay Maqaayad Ku Taalla Degmada B/xaawo Ee Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar maanta rag hubeysan ay ku qaadeen Maqaayad ku taalla degmada B/xaawo ee gobalka Gedo, taasi oo sababatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Gobalka Banaadir Oo Maanta Xukun Ku Riday Muwaadiniin u Dhashay Kenya Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa maanta xukun waxay ku riday 27 qof oo u dhalatay wadanka Kenya, kuwaasi oo la sheegay in si sharci darro ah ay dalka ku joogeen, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Diidan Yahay Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Ka Dhacay B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo lagu diidan yahay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobalada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Kulankaan waxaa ka qeybgalay…