2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Sababta Ay Ku Diidan Yihiin Guddiga Farsamada Maamul u Sameynta Dh/dhexe Iyo Hiiraan Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay sababta rasmiga ah ee ay ku diidan yihiin guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlagallo Ka Wada Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka saaka laga helayo degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo ka wadaan degmadaasi iyo nawaaxigeeda. Ciidamo badan ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Digay Sii Socoshada Khilaafka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka digay khilaafka xilligaan ka dhex taagan xisbiga talada maamulkaasi haya ee Kulmiye, isaga oo sheegay in khilaafkaasi uu sababi karo dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Ku Baaqay u Gurmashada Shacabka Ay Saameeyeen Roobabka Iyo Dabaylaha Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maamullada dalka ka jira ugu baaqay inay u gurmadaan dadka ay saameeyeen roobabka duufaanta iyo fatahaadda wata ee ka da’aya qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Badan Oo Ku Dhamaaday Roobab Ka Da’ay Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Bari Waxgaradka ku dhaqan gobalka Bari qaarkood oo socdaal ku tagay deegaanno ka mid ah gobalkaasi oo dhawaan roobab wata Dabaylo ay ka da’een ayaa sheegay in khasaare badan uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Gobalka Bari Oo Billaabay u Gurmashada Dadka Ku Dhaqan Deegaanada Gobalkaasi Ee Dabayluhu Ku Dhufteen Guddiga culimada gobalka Bari ayaa sheegay inay wadaan dadaallo lagu badbaadinayo nolosha qoysaska ku nool meelaha u dhow xeebaha oo ay duufaantu saameysay. Guddoomiyaha guddigaasi Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Billawday Magaalada Jowhar Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe ay ka bilawdeen roobab xooggan oo wata Dabaylo. Wariyaha Goobjoog News ee gobalka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Oo Rajo Ka Muujiyay Dhaqan Galka Heshiiska Beelihii Ku Dagaallamay B/weyne Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay dhaqan galka heshiiskii dhawaan la kala dhex dhigay beello ku dagaallamay Xaafadda Howlwadaag ee magaalada Magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadooyinka Burbursan Ee Magaalada Baydhabo Oo Dib Loo Dhisayo Wasiirka Gaadiidka maamulka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Black ayaa maanta waxa uu kormeer ku sameeyay wadooyinka magaalada Baydhabo oo xilligaan burbur ka jiro. Waxa uu u kuur galay xaaladda wadooyinkaasi iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Booqday Xeryaha Qaxotiga Ee Dhadhaab Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu booqday Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya, halkaasi oo uu kula kulmay hprjoogayaasha qaxootiga. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha…