2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Wadanka Myanmar Oo Maanta u Dareeray Doorashada Baarlamaaniga Ee Dalkaasi Shacabka Myanmar ayaa maanta u dareeray doorashadda Baarlamaniga ah, taas oo markii ugu horeysay taariikhda dalkaa si furan loogu loolamayo mudo 25 sano ah. Haddii xisbiga Militarigu uu taageero ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Saacado Badan Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Xalay fiidkii waxaa magaalada Muqdisho ka billawday roob soconayay in ka badan 10 saacadood, kuwaasi oo soo gaaray illaa iyo saaka. Roobkaan ayaa biyo dhigay wadooyin badan oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hay’adaha Amniga Ku Amray Inay Soo Qabteen Kooxdii Ka Dambeysay Dilka Xildhibaan Gurxan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dilka xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay koox hubeysan ku dishay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan Oo Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan ayaa u geeriyooday dhaawac shalay kasoo gaaray rasaas ay ku fureen koox hubeysan, xilli uu marayay nawaaxiga bacadlaha degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho. Allaha u naxriistee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir Oo Hakiyay Dacwadaha La Xiriira Dhulalka Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in si KMG ah loo hakiyay arrimaha la xiriira is qabqabsiga dhulalka, taasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay kusoo badaneysay magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guryaha Mudada Fog Dhisan Ee Degmada X/weyne Oo Laga Baqayo Inay Dumaan Degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho waxaa ku yaaala Guryo qadiimi ah (Waqti hore Ah) oo dhisan sanado badan kuwaas oo mararka qaar dadka ku nool ay kasoo wajahaan qataro naftooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guurka Yaraanta ah iyo Gudniinka Fircooniga oo Dhimashada Hooyada iyo Dhalaanka Loo Aaneynayo Mandhere. Gudniinka Frcooniga iyo guurka xiliga yaraanta ah ayaa loo aaneynayaa dhibaatooyinka la xiriira dhalmada ee ka jirta deegaanka Mandhera, dhibaatooyinka ay hooyada iyo dhalaanka la kulmaan waxaa ay ka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Dhaawacay Magaalada Muqdisho Warar goor dhaw ina soo gaaray ayaa sheegaya in rag hubeysan ay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ku dhaawaceen Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Liyuu Booliis Oo Lagu Eedeeyay Inay Dileen In Ka Badan 20 Qof Oo Shacab Ah Nabadoon Deeq Cabdi Rayid oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in maalintii shalay ahayd ay ciidamada Liyuu Boolis ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya dileen dad shacab ah oo reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Hotel Ku Yaalla Degmada X/weyne Ee Magaalada Muqdisho Dab Khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay Hotel lagu magacaabo Big Gate oo ku yaalla degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ku dhaw wadada…