1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dhawaan Ku Dagaallamay Gobalka Hiiraan Oo Xabad Joojin La Kala Dhex Dhigay Waxgaradka ku dhaqan gobalka Hiiraan ayaa ku guuleystay in xabad joojin ay kala dhex dhigaan beelo dhawaan ku dagaallamay deegaan ku yaalla duleedka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan, islamarkaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Shir Lagu Mideynayo Maamullada Khaatumo iyo Maakhir oo Ka Dhacay Muqdisho Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Jamac ayaa Goobjoog News uga waramay shir maanta Muqdisho ka dhacay oo looga hadlay Maamul u sameynta Sool, Sanaag iyo Degmada Buuhoodle. Xildhibaanka waxaa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Cabdi Ciise Diirshe“In aan ka faa’ideysanno Kheyraadka Dalkeena ayaan Qorshe Qaran U Sameyn Doona” Sawirro Xogheyaha Wasaaradda Qorsheynta Dr. Cabdi Ciise Diirshe oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay shirka qorshaha Qaran ee maanta lagu daah furay xarunta Muqdisho. Diirhse ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Imaaraadka Carabta Oo Bixineysa Mushaaraadka Ciidamada Dowladda Federaalka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka carabta ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku aadan mushaar siinta ciidamada dowaldda, oo ay bixinayso dowladda Imaaraadka Carabta Maxamed Axmed Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Maamul Loo Sameeyo Gobalada Sool Iyo Sanaag Oo Ka Dhacay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay kullan ballaaran oo looga hadlayay maamul loo sameeyo gobalada Sool iyo Sanaag, waxaana ka qeybgalay Odayaal dhaqameed, xildhibaanno ka tirsan maamulka Khaatumo iyo siyaasiyiin.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Baahsan Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Bari Deegaanno ka tirsan gobalka Bari ayaa laga soo sheegayaa in ay ka taagan tahay biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Deegaanka isku shuban ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Oo Gacanta Ku Dhigay Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kallumeysanayay Xeebaha Soomaaliya (Sawirro) Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan Lix doon oo ah kuwa Kallumeysiga, kuwaasi oo si sharci darro ah uga kallmeysanayay Xeebaha Soomaaliya. Lixda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Maamulka Cusub Ee Gobalka Gedo Oo Ka Dhacay Degmada Garbahaarey Dibadbax ay dhigayeen dad badan oo shacab ah ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo, iyadoo looga soo horjeeday maamulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Bixiyay Qaabkii Loo Badbaadiyay Macallimad Laga Soo Qafaashay Kenya (Sawirro) Shalay ayaa ciidamada maamulka Jubbaland waxa ay ku guuleysteen in ay dagaal kusoo furtaan Macallimad Kenyan u dhalatay oo lagu magacaabo Judy, taasi oo laga soo qafaashay xeryaha qaxootiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Banaadir “Waddo Xiran Muqdisho Kuma Taalli Doonto” Maamulka Gobalka Banaadir ayaa mar kale shaaca ka qaaday in aysan jiri doonin waddo xiran oo magaalada Muqdisho, islamarkaana maalmaha soo aadan la furi doono waddo walba oo xiran. Afhayeenka…