1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Gobalka Banaadir Oo Ka Walaacsan Haweenkii Lagu Kufsaday Sh/hoose Ururka Haweenka gobalka Banaadir ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen Haween la sheegay in dhawaan lagu kufsaday wadada isku xirta Afgooye iyo Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiyaha ururkaasi Jawaahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Arrinsanayo Soo Xulista Xildhibaanada Koonfur Galbeed Oo Ka Socda Baydhaba Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay waxaa ka soconaya kulamo kala duwan oo looga arrinsanayo sida loo soo xuli lahaa xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Kulamadaan waxaa magaalada Baydhaba ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Dadkii Ugu Badnaa Oo Ka Barakacay Hareeraha Wabiga Jubba Tan iyo markii ay soo baxday digniinta Elnino ee ku aadan in roobab saameyn ku yeesha dadka deggan deegaanada ay maraaan Labada Wabi ee Jubba iyo Shabelle ayaa waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Mid Ah Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwo ka tirsan xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in saaka howlgallo ballaaran ay ka billaabeen deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobabka Xilliga Deyrta Oo Ka Curtay Dhuusamareeb Warara ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in 12-kii saac ee lasoo dhaafay halkaasi uu ka da’ay roobka xilliga deyrta. Roobakani ayaa ahaa mid ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Dagaal Kusoo Furtay Haweeney Dhawaan Laga Soo Qafaashay Dalka Kenya Ciidamada maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, ayaa maanta waxaa u suurta gashay in ay awood kusoo furtaan Haweeney macallimad ahayd oo 12-kii bishaan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Ceel-biyood Lagu Dagaallamay Wararka ka imaanaya Duleedka magaalada Qardho ee Puntland ayaa waxay sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac ay ka dhalatay Ceel-biyood halkaasi ku yaalla oo lagu dagaallamay. Laba nin oo ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Muungaan “Cid Guri Yeelan Karto Ma Jiri Karto Hadii Aanay Canshuurta Bixineynin” Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo habeenkii xalay ahaa ka qeybgalay munaasabad ka dhacday degmada Boondheere ayaa sheegay in bixinta canshuurta guryaha ay waajib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Halka Uu Marayo Qorshaha Lagu Dhisayo Maamulka Sh/dhexe Iyo Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Somalia ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu u marayo dhismaha maamulka loo sameynayo goballada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Afhayeenka wasaaraddaasi Cabdifataax Daahir Mire ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Mareerey: Shan Haween Ah Ayaa La Kufsaday 24-kii Saac Ee Lasoo Dhaafay Maamulka deegaanka Mareerey ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in wadada isku xirta deegaankaasi iyo degmada Afgooye lagu kufsaday 5 Haween ah 24-kii Saac ee lasoo dhaafay. Gudoomiyaha deegaankaasi Sayid…