2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatariga Kenya Oo Sheegay Inay Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Militeriga dalka Kenya ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Xinhua in ciidamadooda ka mid ah hawlgalka Amisom ee nabad illaalinta u jooga Soomaaliya ay ka dileen xarakada Al-shabaab 8 dagaalyahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Dadkii Kasoo Laabtay Yemen Oo Ka Deyriyay Noloshooda Qaar ka mid ah dadkii dhawaan dib uga soo laabtay dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan ayaa sheegay in ay ku dhibban yihiin magaalada Muqdisho, iyaga oo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olole Nadaafadeed Oo Ka Billawday Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Baay Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa si rasmi ah waxaa uga billawday Olole Nadaafadeed, kaasi oo loogu tala galay in lagu hagaajiyo bilicda magaaladaasi. Munaasabad lagu daah furayay Ololahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Dadka Ka Tahriibin Jirtay Boosaaso Oo Gacanta Lagu Dhigay Maamulka Gobalka Bari ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan qaar ka mid ah dadka magaalada Boosaaso ka tahriibin jiray dhalinyarada Soomaaliyeed. Gudoomiyaha gobalkaasi Yuusuf Maxamed Wacays ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Soo Saaray Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Guddi u xilsaaran qiimeynta wabiga Shabelle ayaa digniin kasoo saaray fatahaad uu sameeyo wabiga Shabelle. Guddigaan oo doonyo watay ayaa ku baxay kormeer ay kusoo sameynayaan Wabiga Shabelle, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wada Tashiga Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Muqdisho Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka wada tashiga ah ee u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedyada, kaasi oo shalay furmay. Waxaa shirkaan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Weji Cusub Uu Ugudbayo Wada Hadallada Ay Kula Jiraan Somaliland Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in weji cusub uu ugudbi doono wada hadallada u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, isaga oo dhanka kale rajo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ujeedooyinka Shirka Wada Tashiga Qaran ee Muqdisho iyo Dhismaha Golaha Wada tashiga Waxaa Maanta Caasimadda Muqdisho ka furmay shir wada tashi kaas oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan Maamullada dalka iyo Beesha Caalamka Shirkan oo ay ku kulmayeen dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Muqdisho Ka Furmay Goor dhaw waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka furmay shirka wada tashiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul gobaleedya. Shirkaan oo saxaafadda hadda dibad joog ay ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Shirka Aan Muqdisho Uga Qeybgalayno Micnihiisu Ma Ahan In Puntland Ay Ka Tanaasuleyso Mowqifkeeda” Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hor inta aanu kasoo amba bixin Garoowe, waxa uu saxaafadda u sheegay in aysan marnaba ka…