3 daqiiqo Sheeko:Dalka Tirada Ciidamada AMISOM Ugu Dhimatay Soomaaliya Tan Iyo Sanadkii 2009 Oo La Shaaciyay Warbixin uu soo saaray Machad arrimaha militeriga ka faallooda oo saldhigiisu yahay magaalada Stockholm oo la yiraahdo International Peace Research Institute ayaa lagu sheegay in ciidamada Amisom ay uga geeriyoodeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada Dalka Oo Soo Wada Gaaray Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaa maanta lagu soo dhaweeyay madaxweynayaasha maamul gobaleedyada Galmudug, Puntland, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Waxa ay dhammaantood ka qeybgali doonaan shir wada tashi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wiilka Xaakimka Dubai oo Wadnaha Istaagay Maamulka Dubai ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sheekh Raashid Bin Maxamed Bin Rashid Ala-Maktuum oo ahaa wiil uu dhalay Xaakimka Dubai iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Imaaraadka Imaarada Dubai ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Wada Hadal Ugu Baaqday Galmudug Iyo Ahlu-sunna Urur gobaleedka IGAD ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxeysa maamulka Galmudug iyo ururka Ahlu-sunna Waljameeca, waxaana ay ugu baaqeen in nabadda ay qaataan ayna xaliyaan xiisad walba oo dhexdooda ah.…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Caynte “Waxaan Wadnaa Qorista Qorshe Qaran Oo Xagga Horumarinta Dhaqaalaha Ah” Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalmiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan shaqada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Curyaamiin Ku Sugan Magaalada Baydhabo Oo Loo Qeybiyay Baaskiillo Qurbajoog Soomaaliyeed ayaa baaskiillo waxa ay u qeybiyeen qaar ka mid ah dadka curyaamiinta ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay. Baaskiiladaan oo ah kuwo loogu tala galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Sameeyey Deegaanno Ka Mid Ah Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgal ballaaran waxa ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan, kaasi oo amniga lagu xaqiijinayay. Ciidamada ayaa howlaglo saf ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaq Loo Diray Burcad Badeedda Haysta 21-shaqaale u Dhashay Dalka Iran Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Ceelhuur ee gobalka Mudug ayaa ugu baaqay burcad badeedda Soomaalida ah ee haysta 21-shaqaale u dhashay dalka Iran, in ay dib u siiyaan xurriyadooda. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Axmed Macallin Fiqi “Gudoomiyaha Baarlamaanka Waa Inuu Fasaxaa Mooshinka, Sharcigana Waafajiyaa” Siyaasiga Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya howshii loo igmaday aysan u qaban sidii loogu talagalay, islamarkaana mooshinka hadda yaalla baarlamaanka uu noqday mid caqabado badan keenay. Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Maxkamadda Ciidamada Jubbaland Oo Dil Ku Fulisay 7-ka mid ah Askarta Maamulkaasi Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw maxkamadda ciidamada Jubbaland ay dil toogasho ah ku fulisay 7 ka mid ah askarta maamulkaasi,…