1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Labo Weriye oo Lagu Dilay Dalka Mareykanka Goor dhaw ayaa labo wariye lagu dilay Virginia, dalka Mareykanka xilli ay si toos ah loo tabinayey. Wariye u shaqeeya , WDBJ7 TV Alison Parker oo 24 jir ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Degmada Diinsoor Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay gaareen degmada Diinsoor ee gobalka Baay. Waxaa madaxweynaha la socda, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Nabadoon Goor Dhaw Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Koox hubeysan ay dileen mid ka mid ah Nabadoonada ku dhaqan magaaladaasi. Nabadoonkaan oo magaciisa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Oo Warbixinno Ka Dhageystay Guddiyada Difaaca Iyo Maaliyadaad Kulanka 36-aad ee Kalfadhiga 6-aad ee Maanta waxa ajanadayaashiisu kala ahaayeen Warbixin shirka guddiga Difaaca iyo Safiirka Midowga Afrika, waxaa kaloo ajandaha ka mid ahaa Warbixin Guddiga Maaliyadda ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kormeer Ku Tagay Xeradii Ciidan Ee Dhawaan Al-shabaab Weerarka Ka Geysteen (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, ka dib safar uu ku maqnaa Nairobi ayaa waxa uu kormeer ku tagay xeradii ciidan ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Warbixin Ka Dhageysanaya Guddigooda Difaaca Xidhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan kulan waxa ay ku leeyihiin Xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana kulanka uu yahay mid maanta warbixin looga dhageysanayo guddiga Difaaca Baarlamaanka. Habdhowraha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Axmed Ducaale “Baarlamaanka Dusha Ayuu Ka Daawaday Dhibaatada AMISOM Dalka Ku Hayso” Siyaasiga Axmed Faarax Ducaale ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in Barlamaanka Dowlada Federaalka uu dusha ka daawado dilalka Ciidamada AMISOM ay u gaystaan dadka Soomaaliyeed Isagoo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenkii Baladxaawo Iyo Taliyahii Booliiska Doolow Oo Ku Geeriyooday Dagaal Ka Dhacay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ay ku dhinteen gudoomiye ku xigeenkii degmada Baladxaawo iyo Yaliyahii ciidamada Booliiska ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Degmada Diinsoor Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu gaaro degmada Diinsoor ee gobalka Baay, halkaasi oo dhawaan laga qabsaday Xarakada Al-shabaab. Waxaa madaxweynaha socdaalkaan ku wehlin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Miltariga Jabuuti Oo Iska Fogeeyay In Ay Eedeeyeen Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Hiiraan Taliska Ciidamada Milatariga dalka Jabuuti ayaa iska fogeeyey warar sheegaya in Jabuuti ay ku eedeysay Ethiopia iney ka joogaan Soomaaliya ciidamado qarsoodi ah kuwaas oo jooga gobolka Hiiraan, iyadoo hadalkani…