2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Dariskeena Dhow Iyo Midka Fog Waxaan Ugu Baaqeynaa In Nabad Lagu Wada Noolaado “ Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ugu baaqayaan dhammaan maamulada deriska la’ah iyo kuwa ka fog intaba nabad ku wada noolaansho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Ammaanka Gobalada Koonfur Galbeed Oo Ka Dhacay Baydhabo Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, waxaa ka dhacay kullan ballaaran oo looga hadlayay ammaanka guud ee gobalada Koonfur Galbeed, kaasi oo ay ka qeybgaleen xubno dhowr ah. Kulankaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Garbahaarey Oo Ballan Qaaday Xalinta Waxa Ay Kala Tabanayaan Shacabka Jubbaland Guddoomiyaha golaha Guurtida magaalada Garbahaarey Nabadoon Buraale Jaamac Deer ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta waxyaabaha ay isku khilaafsan yihiin shacabka Jubbaland iyo siyaasiyiintooda. Nabadoonka oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Goofgaduud Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay La Wareegeen Deegaankaasi Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Baay ayaa been abuur ku tilmaamay in Xarakada Al-shabaab ay la wareegeen deegaankaasi, ka dib dagaal dhacay. Guddoomiyaha deegaankaasi Axmed Aadan Maxamed ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobalka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanno ka mid ah gobalka Baay, halkaasi oo khasaare nafeed uu ka dhashay. Deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyaha Goobjoog Cabdifitaax Kalgacal Oo Abaalmarin La Guddoon Siiyay (Sawirro) Xafalad lagu abaalmarinayo naafada oo ay soo qaban qaabisay hay’adda ayaa EADA ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdishu. Xafladda waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul Wasaare ku xigeen Maxamed Cumar Carte,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaamacadda SIMAD oo Daah Furtay Kuliyadda Caafimaadka iyo Mashaariic Isbitaal ku Jiro oo soo Socda Xalad lagu daah furayey dhismaha cusub ee Kuliyadda Caafimaadka SIMID ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadda. Horjoogaha Jaamacadda SIMAD Dahir Carab, qaar ka tirsan Madaxda African Muslim Agency, arday iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Amni Oo Laga Dareemayo Degmada Caabudwaaq Ee Galgaduud Dhawaan ayaa amniga guud ee degmada Caabudwaaq waxaa lagu wareejiyay guddig amni, ka dib markii degmada ay noqotay mid marti gelisa xilli walba falalka amni darrada ah. Waxaa degmada loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari soo gaaray dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo kasoo amba baxay dekadda Mukalla. Dadkaan ayaa tiro ahaan…