1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ciidamada dowladda oo howlgal ka sameeyay degmada Baraawe (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay howlgal ka sameeyeen degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha hoose kaa oo tiro dad ah lagu soo qab qabtay. Gudoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Luuq oo beeniyay in hakad uu galay howlihii shaqo ee Garoonka degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Luuq ee gobalka Gedo ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar maalmahaan dambe sheegayay in uu hakad galay howlihii shaqo ee garoonka diyaaradaha degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG: Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo gaaray Magaalada Garoowe Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa sheegaya inuu gaaray halkaasi safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihinaya Wariyaasheena kala Farxiya Cabdalla Muumin iyo Maxamed Bishaar Barre. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wararkii ugu dambeeyay shirka maamulka Koonfur Galbeed ee ka socda Baydhaba Waxaa magaalada Baydhaba ka soconaaya shir balaaran oo la doonayo in maamul loogu sameeyo gobalada Koonfur Galbeed ee Sedaxda ah, waxaana shirkaasi ka qeyb galaaya waxgarad laga soo kala xulay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Barakac ka ah dagaalada ka socda deegaano ka mid ah Jubada Hoose oo Kismaayo soo gaaray (Dhageyso) Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose waxaa soo gaaray shacab badan oo kasoo barakacay deegaano ka mid ah gobalka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Buulo Gaduud, Jilib, Jamaame,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo Garbahaareey ka sheegay wax ka qabashada abaarta Gedo (Dhageyso Wareysi) Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Garbahaareey ee gobalka Gedo ayaa balan qaaday wax ka qabashada abaarta ka jirto deegaano ka mid ah gobalka Gedo. Gudoomiyaha gobalka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof rayid ah oo lagu dilay deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Duleedka deegaanka Xananbuure ee gobalka Gal-gaduud waxaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa dadka deegaanka. Ninkaan dilka geystay ayaa horay u dilay xaaska ninkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadkii ka baracay Baladweyne (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in gurmad lala gaaro dadkii dhawan ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Xogyaha maamulka gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano rajo ka muujiyay isku keenista dhinaycada ku kala aragti duwan maamulka Koonfur Galbeed (Dhageyso) Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya kuna sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay isku keenaan dhinacyada aragti ahaan isku haya siyaasadda guud ee…