1 daqiiqo Sheeko:Dalka Halis ka dhalan karta fatahaada Wabiga Shabelle oo laga digay (Dhageyso) Gudiga Maareynta Musiibooyinka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in hadii aan wax laga qaban fatahaada wabiga ay keeni karto in qatar ay gasho nolosho dad badan oo ku nool Degaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Baaley: Waan soo dhaweynay shirka ka socda Baydhaba (Dhageyso) Gudoomiyaha gudiga dib u heshiisiinta Maamulka KMG Jubba Cabdi Baaley ayaa sheegay ay soo dhawaynayaan shirka Maamulka sadaxda Gobol loogu samaynayo Gobolada Baay, Bakool iyo Shabelaha Hoose. Gudoomiyaha ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo laga muujiyay xalinta xiisad ka jirta degmada Caabudwaaq (Dhageyso) Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan xalinta xiisad dhawaan ka taagneed degmadaasi, taa oo u dhaxeysay beelo walaalo ah oo halkaasi wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abuur loo qeybiyay qaar ka mid ah Beeralayda gobalka Shabeelaha Hoose (Dhageyso) Wasaarada Beeraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Degaanada Gobolka Shabeelaha Hoose ka bilowday qaybinta miraha abuurka oo ay aad ugu baahnaayeen dadka halkaasi ku nool. U qaybsanaha Wasaaradaasi Degmada Afgooye Cabduqaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sheegay in wax hakad ah aanu geli doonin shirka ka socda Baydhaba (Dhageyso) Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka mid ah Barlamaanka Dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab keeni karta in ergada Baydhabo ku shiraya ee dhisaya Maamulka sadaxda Gobol u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Hiiraan oo hanjabaad u diray dadka ku howlan beerista waxyaabaha maanka dooriya (Dhageyso) Maamulka gobalka Hiiraan ayaa fariin hanjbaad ah u diray dadka ku howlan beerista waxyaabaha maanka dooriya, xilli shalay ciidamada amniga ay heleen Beer maandooriyaha Xashiiska lagu beeray. Gudoomiyaha gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Isgaarsiinta ka howlgala Puntland oo digniin kama dambeys ah loo diray (Dhageyso) Maamulka Puntland ayaa digniin kama dambeys ah u diray shirkadaha is gaarsiinta ee ka shaqeeya deegaanada maamulkaasi uu ka arimiyo. Wasiirka Warfaafinta Putland Cabdiweli Xirsi Cabdule (Indho Guran) oo shir-jaraa’id…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Baadi goobka dadkii ka dambeeyay dilka gabdhihii macalimiinta ahaa oo socda (Dhageyso) Maamulka dagmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ku raad joogaan rag hubeysan oo shalay Gabdho Macalimiin ahaa ku dilay dagmadaasi. Gudoomiyaha Maamulka dagmada dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War deg deg ah: Nicholas Kay oo ku baaqay in la joojiyo mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul wasaaraha Muqdisho, 2 November 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa mujiyay inuu aad uga walaacsanyahay xasaradda siyaasadeed ee ka dhexeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Khilaafka Madaxda dowladda (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ka dib safar uu ku tagay wadamo ku yaala qaaradaha Yurub iyo…