1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya oo laga dalbaday Magta dad la sheegay in ay ku dileen gobalka Gedo Ehlada dad ciidamada Kenya ay ku dileen gobalka Gedo ayaa codsaday in Magta dadkoodii dhintay in la siiyo Maxamuud Cali oo ay ehel wadaag ahaayeen dad gaaraya lix ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo taageeray go’aan kasoo baxay Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh (War-saxaafadeed) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa taageeray Go’aan kasoo baxay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya kaa oo ku aadan maamulka Koonfur Galbeed ee lagu howlan yahay in xilligaan la dhiso,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh oo maanta Muqdisho ugu yeeray xubnaha ku howlan dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray go’aan deg deg ah oo magaalada Muqdisho looga yeeraayo xubnaha ku howlan dhismaha maamulka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya. Waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi sheegay khilaafka madaxda dowladda in uu caqabad ku noqon doono hiigsiga 2016 (Dhageyso) Siyaasi Shariif Xuseen Roobow ayaa sheegay in si fudud uu ku dhashay khilafka soo kala dhex galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed xili uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka degmada Ceel-buur oo laga dalbaday ka qeyb qaadasha sugidda amniga degmadaasi (Dhageyso) Maamulka dagmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud ayaa ka dalbaday shacabka ku dhaqan degmadaasi in ay ciidamada amniga gacan ka siiyaan sugidda amniga guud ee degmadaasi. Gudoomiyaha Maamulka dagmadaasi Nuur Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesoow “Waa in la wada hadal siiyaa dadka ku wada sugan Baydhaba ee Koonfur Galbeed isku haya” (Dhageyso) Gudiga Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee Golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in leyska hor keeno shacabka wada dagan Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya waxaana gudiga ku baaqay in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Meydka Taliyahii ciidanka Booliiska oo baaritaan ka dib la ogaaday in aan la sumeyn Wararka Goobjoog Fm ay ka heshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in la helay natiijada baaritaankii halkaasi loogu qaaday Meydka Allaha u naxariistee Taliyahii ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Marxuum…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida oo maanta xukuno riday (Dhageyso) Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukuno waxay ku riday dad loo haystay dambiyo kala duwan, waxaana qaarkood ay ahaayeen dad lala xiriirinaayo Al-shabaab. Waxa ay maxkmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Ciidamo ka tirsan maamulka KMG ee Jubba oo qarax lagula eegtay deegaanka Yoontooy ee Jubda Hoose Ciidamo ka mid maamulka KMG ee Jubba ayaa qarax Bam waxaa lagula eegtay deegaanka Yoontooy ee gobalka Jubada Hoose, waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaare dhaawac ah. Goob ay ku sugnaayeen…