3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Laba Gantaal oo Nooca Maraakiibta Quusta Laga Rido Ah Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay tijaabisay laba nooc oo gantaallada istaraatiijiga ah ee nooca cruise-ka ah, kuwaas oo laga rido maraakiibta quusta, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha milatari ee ka taagan Jasiiradda Kuuriya.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga Muqdisho, 14 Oktoobar 2026 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Caalim, iyagoo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore ee DRC Joseph Kabila oo Isbahaysi Cusub la Sameystay Jabhadda M23 Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Joseph Kabila, ayaa ku dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed iyo mid milatari oo cusub oo ay ku mideysan yihiin kooxaha hubeysan ee la dagaallamaya dowladda dalkaas, tallaabadaas oo sare u qaadaysa walaaca laga qabo in colaadda bariga dalkaasi ay sii xoogeysato.
2 daqiiqo Sheeko:War Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaallanka fikirka xagjirka ah, kaas oo ay ka qaybgalayaan mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, xildhibaanno, saraakiil ka socda hay’adaha amniga, culimada diinta iyo wakiillo ka socda bulshada rayidka ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Ingiriiska Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, kaas…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxdii hore ee Koonfur Galbeed oo lagu daray Liiska Cunaqabateynta Maalgelinta Argagixisada Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska cunaqabateynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu guddigu ku sheegay inay ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Ilhaan Cumar oo Trump ku Eedeysay inuu Adeegsanayo Hay’adaha Federaalka si uu u Beegsado Siyaasiyiinta Mucaaradka ah Xildhibaanadda Aqalka Wakiillada Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in tallaabooyinka ka dhanka ah ay qayb ka yihiin isku day lagu beegsanayo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda madaxweyne Donald Trump, isla markaana loo adeegsanayo hay’adaha sharciga federaalka arrimo siyaasadeed.
2 daqiiqo Sheeko:War Bernie Sanders oo Trump ku Eedeeyay Cabsi-gelin Siyaasadeed, Asagoo Difaacay Ilhaan Cumar Senator-ka Mareykanka Bernie Sanders ayaa madaxweynaha dalkaas Donald Trump ku eedeeyay inuu isku dayayo inuu cabsi geliyo dadka siyaasadda kaga soo horjeeda, warbaahinta iyo cid kasta oo aan ku raacsanayn aragtidiisa, isaga oo arrintaas ku tilmaamay mid halis ku ah dimuqraadiyadda Mareykanka.
3 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Dhexdhexaad Ka Noqotay Xiisadda Itoobiya iyo Eritrea Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda sii xoogeysanaysa ee u dhexeysa Itoobiya iyo Eritrea, iyadoo caddeysay inaysan doonayn inay qayb ka noqoto khilaafka labada dal, isla markaana ay muhiimad gaar ah siinayso xasilloonida iyo xal diblomaasiyadeed oo laga gaaro muranka taagan.
3 daqiiqo Sheeko:War Xiisadda Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo Sii Kordhaysa Kaddib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Muqdisho ka Dhacay Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii ciidamo amni la geeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka ku dhow guryaha ay deggan yihiin qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka.