1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sida Madaxweyne Madoobe Loogu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlad goboleedka Galmudug. Madaweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa siweyn garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Webiga Shabeelle oo Fatahaad Ka Sameeyey Gobolka Shabeellaha Hoose Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka geystay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellah hoose, gaar ahaan degmada Afgooye iyo deegaano hoos taga. Biyaha webiga ayaa gudaha u galay xaafadaha qaar ee degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Macluul ay Dunida Wajaheyso Qaramada Midoobay ayaa bilawday dib u eegidda codsi loogu talagalay si lacago loogu deeqo waddamada ugu saboolsan adduunka, taas oo ay kula dagaallami doonaan cudurka dilaaga ah ee Korona. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Danjire Caalim “Villa Somalia Way Ka Gardaran Tahay Weriye Cabdicasiis Gurbiye” Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna sugan wadanka Finland ayaa ka hadlay xaalada xuriyatul qowlka dalka,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay gardaro ku haystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowlada Kenya Oo Dib U Furtay Goobaha Cibaadada Dowladda Kenya ayaa dib dib u furtay Masaajidda ,goobaha waxbarashada iyo ganacsiga ku dhawaad mudo afar ka dib,tani ayaa ku soo aadeysa xili aduunka uu kala xiray caabuqa coronavirus. Halkan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Munaasabad lagu xusayay af-gambigii dhicisoobay ee Turkiga ayaa lagu qabtay Muqdisho Xaflad lagu xusaayay sanad guuradii afaraad ee kasoo wareegtay markii af ganbi la isku dayay in dowladda turkiga lagu sameeyo uu dhicisoobay ayaa lagu qabtay safaarada Tukiga ee magaalada muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ado Badan ayaa Naga Caawinaya Kasoo Kabashada Dhaqaale Ahaan ee Covid 19 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaab muuqaal ah uga qeybgalay shirka IGAD ee looga hadlayey arrinta Koonfurta Suudaan ayaa sheegay in marka la eego dhbaatada dhaqaale ee qaarad…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ujeedka (Villa Soomaaliya) Ay Ka Leedahay Dacwadda Wariye “Gurbiye” Oo Dhibane U Ah Siyaasad Gurracan Maanta oo ay taariikhdu tahay 14, bisha Luuliyo, waxaa maxkamadda Gobolka Banaadir looga ballansan yahay dacwadda Wariye Cabdicasiis Axmed ‘Gurbiye’ oo ah Tifaftiraha guud iyo agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka Degmada Wadajir Roobkii ka da’ay Muqdisho ayaa jaray Waddooyinka degmada Wadajir,xili shacabka degmadaas ay sheegeen in aan waxba loogu qaban canshuurta ay bixiyaan. Waxa ay caqabad ay ka taagan tahay isu socodka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu ku Fashilmay Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya waxay ka baxday dowladdii ku-meel gaarka ahayd 2012 inkastoo dastuurka dalka uu wali ku-meel-gaar yahay, waxayna Feebaraayo 08, 2017 dooratay madaxweynihihii labaad oo rasmi ah oo hoggaaminaya dowlad federaal…