1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ee xanuunka COVID-19, waxaa ay sheegtay in guud ahaan dalka maanta laga helay 9 kiis cusub oo xanuunka Coronavirus…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Oo Ka Warbixiyay Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleeydada. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni Oo La Hadlay Warbaahinta
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban aalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada sugayay oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban Maalinnimadii Sabtida, 27-June 2020 waxaa xubnaha Golaha Shacabka hortagtay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ‘Xaliimo Yarey’. Xubanaha Baarlamaanka ay mudadiisu gabagabada sii tahay waxay ka horjeedisay khudab la wada…
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Oo Munaasabada Heer Sare Oo Todobaadka Xorriyadda Ku Qabtay magaalada Muqdisho Madasha Xisbiyada oo munaasabada heer sare oo todobaadka Xorriyadda ku qabtay magaalada Muqdisho Halkan Ka Daawo Warbixin Madasho Xisbiyada Iyo todobaadka Xorriyadda
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta Qoraal ka soo baxay Machadka Heritage ayaa lagu sheegay in si xoogan u aaminsan yahay in ay soo xirmayaan albaabadi oo dhan ayna jirto fursad aad u yar oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Qubrajoogta Finland Oo si weyn U Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Meelo kala duwan oo Soomaaliya iyo dalka dibeddiisa ayaa laga xusay maalinta xorriyadda Soomaaliya ee 1-da Julay,magaalada turkoo ee dalka Finland ayaa qubrajoogta ku nool waxa ay ka dhigeyn munaasada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud Ciidamo Militari ah oo tiro badan ayaa lagu daadiyey saacadihii tagay gudaha caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa iyaga oo baaraya xaafadaha. Tani, waxaa ay ka dambeysay kadib markii ay dhaceen…