1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay U Mira Dhali la’ Yihiin Wadahadalada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Waxaa Sharaxaad Ka Bixiyay DR.Xasan Maxay u mira dhali la’ yihiin wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland mudo ka badan toban sano ah Waxaa sharaxaya Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadda Umadda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Dastuurka Ay Ugu Dhaqmi La Yihiin Madaxda Dowladda Fedraalka Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Waxaa Shraxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dr.Xasan “ Madaxweyne Farmaajo Sharaxaad Ka Bixi Is Dhaxgalka Geeska Africa ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo lagu rabo in uu ummadda sharaxaad dheeri…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dr.Xasan Sheekh “ Khudbadii Madaxweyne Farmaajo Uu Ka Jeediyay Shirka Jabuuti Ee Wadahadaladda Soomaaliya Iyo Somaliland Ma Aheyn Mid Cad ” Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur oo barre Jaaamacadda Umadda ayaa waraysi dhinacyo badan uu sii yay Goobjoog News waxa uu sheegay inKhudbadii Madaxweyne Farmaajo uu ka jeediyay shirka Jabuuti ee wadahadaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Askari Qof Rayid Ah u Dilay Sigaar Dartii Askari lagu sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada deegaanka ayaa waxaa uu goordhow nin odey ah ku dilay isgoyska Ceel Gaab, sababtuna waa sigaar. Marxuumka maanta la dilay ayaa miis yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Dowladda Soomaaliya Uga Qeyb Galay Shirkii Djibouti oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Wafdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay furitaanka shirkii wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, kaas oo ka furmay dalka Jamahuuriyadda Jabouti ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaaray gudaha dalka. Wafdiga ayaa…