1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal :-Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Shirka Dhab U Heshiisiinta Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Laga Filan Karaa Shirka U Dhaxeeya Madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland? Qaar ka mid shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadalada u dhaxeeya madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkood Golaha Abwanaada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Dowladda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkooda
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Afyare “ Waa Talaabo Bogaadin Mudan Isu Soo Dhawaashaha Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe ” Prof.Afyare Cilmi oo waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa soo dhaweeyay in ay wada hadlaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland ‘’ Ma aqbalayno natiijo kasta oo ka soo baxda shirka Jabuuti ‘’ Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin natiijada ka oo soo baxda shirka Dowladda Federaalka iyo Somaliland uga socda dalka Jabuuti. Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaaradda Mareykanka ‘’Waa Talaabo Muhiim ah Go’aankii DFS Ay Ku Aqoonsatay Axmed Madoobe ‘’ Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in talaabo hore loo qaaday ay ahayd , aqoonsigii Dowladda Federaalka ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Jibouti Uga Mahadceliyey Marti-gelinta Wadahadllada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynahadowladda federalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadahadallada Jabuuti Ee Soomaaliya iyo Somaliland: Yaa Guuleystay Yaase Khasaaray? Shir madaxdeedka ka dhacay Djibouti waxaa durba kasoo ifbaxaya sida dhinacyado ugu kala guuleysteen tartanka diblomaasiyadda. Warmurtiyeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Djibouti ee ku saabsan shirkii u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka ” Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…