1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweeyne: Cabsi Laga Muujinaayo Fatahaad uu Sameeyo Webiga Shabeelle Shacabka magaalada Belad-weyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da,een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Bulshada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Qeyb Qaadashada Gurmadka Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud iyo Salaam Bank oo Deeq Gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martiini. Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Caamir: Barnaamijka Baxnaano Dowladdu Wax Shaqo Ah Kuma Lahan Yaxye Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda bartay dhaqaalaha ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in barnaamijka Baxnaano oo ay dowladda federaalka ah daah furtay in dowladdu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad oo Sheegay inay Dayacaad Ka Jirto Isbitaal Martiini Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ayaa qoral uu soo saaray waxa uu ku sheegay in dayacaad iyo daryeel la’aan ay ka jirto isbitaal Martiini oo ah halka…
3 daqiiqo Sheeko:War Cabdiraxmaan Caynte: Haddii aad Aragto Meel Saxaafadda La Beegsanaayo Waxaa Asal Ka Ah Madax aan isku Kalsoonayn Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay beegsiga saaxafadda xorta ah ay ku hayso dowladda Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Ay Dad Ku Geeriyoodeen oo Ku Rogmaday Magaalada Qardho Wararka ka imaanaya magaalada Qardho oo ay xarun uga dhigtay Puntland gobalka Karkaar ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay magaaladaasi ay ku soo rogmadeen daadad sababay khasaare isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo oo Lagu Arkey Ciidan, Gaadiid iyo Diyaarado Itoobiyan Ah Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay lagu arkey ciidamo u badan dalka Itoobiya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Soomaaliya Taliska Mareykanka ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa qirtay iney duqeyn ku dileen dad rayid Soomali ah iyaga oo dalbaday cafin. Qoraal ka soo baxay April 27 ayaa lagu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinno iska Soo Hor Jeeda oo Laga Kala Gudbiyay Madaxweyne Waare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Sheekh Cusmaan Barre kaasi oo sababay in la…