1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Sheegtay inuu Sharci Darro Yahay Bandowga Saaran Caasimadda Muqdisho Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran oo uu hoggaamiyo ka yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in bandowga saaran magaalada Muqdisho islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobalka Banaadir Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday guddoomiye ku xigeenkii arrimaha maaliyadda iyo maamulka Ibraahim Mahad Alle iyo guddoomiye ku xigeenkii gobalka Banaadir ee howlaha guud Fiidoow, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Qof oo Cudurka Shuban Biyoodka ugu Geeriyootay Deegaanka Garasbaaleey Dad ka soo barakacay qaar ka mid ah gobalada dalka islamarkaana soo gaaray kaamamka ku yaal deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho ayaa xaaladdooda caafimaad aad looga deyrinayaa ka dib markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdinuur Daahir: Suurtagal Ma Ahan in Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod Ah Cabdinuur Daahir oo ah cilmi baare iyo falanqeeye ka tirsan machadka talefeshinka qaranka Turkiga ee loo yaqaan TRT oo isagoo ku sugan magaalada Istanbul khadka Skyp-ka ugu warramay Goobjoog ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Cabsi gelinta Haaruun Macruuf iyo Xarigga Gurbiye Ku Tilmaantay Halis Xildhibaan Ilhan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Minnesota ayaa qoraal ay soo saartay ku difaacday xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo diiday cabsi-gelinta dowladda federaalka ah ku heyso weriye Haaruun Macruuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Soomaaliland Oo Maanta La Filayo inuusan imaan Wax Qaad Ah Waxaa maanta la filayaa in la dhaqan galiyo amar horey uga soo baxay xukuumadda Muuse Biixi oo ku aaddanaa in laga bilabaao 26-4-2020 aan wax qaad ah la keeni Karin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isulwasaaraha Ingiriiska oo Shaqada Ku Soo Laabanaya Ka Dib Maalmo uu La Xanuunsanaa Coronavirus Xafiiska ra’iisal wasaaraha Britain ee Downing Street ayaa shaaciyay in Boris Johnson uu Isniinta soo socota shaqada kusoo laaban doono. Muddo laba todobaad laga joogo ayay ahayd markii uu ra’iisal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Sidday Soomaali Ku Xayirnayd Turkiga oo Muqdisho Soo Gaartay Waxaa xalay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad sidday muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xayirnaa dalka Turkiga ka dib saameyntii ka dhalatay xanuunka COVID-19. Muwaadiniinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka dowladda Jabuuti ayaa waxa ay shaacisay kiisas cusub oo hor leh islamarkaana la xiriira caabuqa Coronavirus oo dalkaasi uu si darran u saameeyay. Wasaaradda caafimaadka ayaa xaqiijisay kiisas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Markale Wax Ka Badashay Bandowga Saaran Magaalada Muqdisho Shir jaraa’id oo goor dhow ay aqalka dowladda hoose ee Xamar si wadajir ah ugu qabteen guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish iyo taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxa…