1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Itoobiya Iyo Jabhadda OLF Oo Heshiis Kala Saxiixday Magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa heshiis waxaa ku gaaray dowladda Itoobiya iyo Jabhadda OLF oo xarun u ah magaaladaasi. Jabhaddan oo Oromo ah ayaa heshiiska ay la galeen dowladda Itoobiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Itoobiya Oo Sheegtay In Shacabka DDSI Cabasho Ka Muujiyeen Hoggaankii Maamulkaas Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in isbedalka ka dhacay dhulka Soomaalida Itoobiya uu yahay mid dan weyn ugu jirto shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi. Axmed Shidde oo ah wasiirka warfaafinta dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyihii Degmada Baardheere Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo C/laahi Nuur Xasan Cadow . Madaxweyne ku xigeenka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Sheegaya In La Boobayo Dhulka Hantida guud Xildhibaannada golaha deegaanka ee degmada Gaalkacayo ee dhanka Puntland ayaa sheegay in la iibsaday hantidii dadweynaha oo ay ka mid yihiin Suuqyo iyo xarumo ay horay u deganaan jirtay Wasaaradihii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Axmed Oo Ku Baaqay In Si Degdeg Ah Loo Soo Afjaro Rabshadaha Gobolka DDSI Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa cambaareeyay rabshadaha ka dhacay gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya maalmihii ugu dambeeyay kuwaasi oo lagu burburiyay hanta badan, isaga oo ku baaqay in si dhaqso ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Hanti-dhowrka: Xukuumadda Oo Isa Siiyey Awoodda Magacaabista Iyo Ceyrinta Hanti-dhowrka Golaha Wasiirada xukuumadda ra’isul wasaare Xasan Kheyre ayaa khamiistii meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowrka iyaga oo isa siiyey awoodda magacaabista iyo ceyrinta Hanti-dhowrka qaranka. Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowrka waxaa ku jira arrimo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowraha “Wax Badan Ayaan Ka Qabannay Musuqa” Hanti dhowraha qaranka ayaa sheegay in ay la xisaabtami doonan cid walba oo musuq isku dayda, islamarkana sharciga ay la hortagi doonan. Maxamed Maxamuud Cali , hanti dhowraha qaranka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Kordhiyay Waqtiga Howl-galka Ladagaalanka Burcad Badeedda Golaha Yurub ee loo yaqanno The European Council (EC) ayaa go’aamiyey inuu kordhiyo waqtiga howl-galka ilaalinta midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya(EU NAVFOR Somalia) ee lagula dagaalayo burcad-badeedda Soomaaliya ilaa 31…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Rajo Xumo Ka Muujisey Isbedalka Cusub Ee Hoggaanka DDSI Jabhadda ONLF ayaa ka hadashay isbedalka lagu sameeyey hoggaanka cusub ee maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kadib markii xilka uu ka degay madaxweynihii hore ee maamulkaasi, islamarkaana madaxweyne cusub loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Iley Oo Is Casilay Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxay sheegayaan inuu is casilay madaxweynaha maamulkaasi Cabdi Maxamed Cumar. Xubno u hadlay xisbiga talada haya ee DDSI…