3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo La Wareegtay Maamulka Haamaha Shidaalka Ee Berbera Xukumadda Somaliland ayaa la wareegtay Paakinnada gaadiidka la dhigto ee garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa iyo Haamaha shidaalka ee Berbera, kuwaasi oo markii hore gacanta ugu jiray shirkado gaar loo leeyahay.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka Oo Taageeraya Dhismaha Tubooyin Saliidda Qaada Oo Isku Xira Itoobiya Iyo Eritrea Itoobiya iyo Imaaraadka ayaa go’aansaday in ay sameeyaan baaritaan lagu dhisayo Laymanka dhuumaha Saliidda qaada kaasi oo isku xiri doona dekadda Casab ee Eritrea iyo Caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikh Nololeedka Golaha Dhaqaalaha Qaranka Waxaa maanta Muqdisho lagu daah-furay golaha dhaqaalaha qaranka oo madaxweyne Farmaajo uu Dekareeto ku magacaabay July 12, 2018. Kooxdan waxaa ay dawladda Soomaaliya kala talin-doonta arrimaha dhaqaalaha dalka iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare oo Booqday Iskuulka“Maandeeq Academy” Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Aqalka Sare Senator Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta booqday Iskuul-ka “Maandeeq Academy”, waa iskuul uu muddo ka hor ka hirgeliyay magaalada Caadaado si ay wax ugu bartaan caruurta dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya Lagama Aqoonsana Hargeysa. Ku dhawaad 600 oo qoys oo ku nool kaamka barakacayaasha ee Istanbul2 ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho xooggan ka muujiyay nolosha ay ku haystaan halkaasi, iyagoo sheegay in aanay haysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Eedeynta Foreign Policy Warbixin talaadadii hore lagu daabacay majaladda Mareykanka laga leeyahay ee Foreign Policy, loogana hadlay arrimo ku saabsan in Al-shabaab adeegsato shirkadda iyo is-dhageysiga ayaa waxa ay shirkadda Hormuud ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Beeniyey In Khilaaf Uu Kala Dhaxeeyo Maamulka B/weyne Maamulka gobolka gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar maalmahan dambe ay hadalhayeen bulshada gobolkaasi, kuwaasi oo ahaa in khilaaf uu kala dhaxeeyo maamulka magaalada B/weyne. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Galmudug Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Lacago Looga Qaado Gaadiidleyda isticmaasha wadada laamiga ah ee isku xirta Gelinsoor iyo Bandiiradley oo ka kala tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa cabasho ka ah isbaarooyin xad dhaaf ah oo wadadaasi ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay Iyo Mareykanka Oo Dalbanaya In Baaritaan Lagu Sameeyo Duqeyn Isbaheysiga Sacuudiga Ay Ka Geysteen Sa’dah Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa dalbaday in la furo baaritaan Madax-banaan kaasi oo lagu sameynayo duqeyn Cirka ah oo ay ka qeysteen gudaha Yeman Ciidamada Isbaheysiga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Oo Si Aad Ah Loogu Dhaliilay Baraha Bulshada Ra’isul-wasaaraha Ingiriiska “Thersesa May” ayaa mowjado jeesjees ah kala kulantay Barta Twitter-ka kadib markii laga falceliyay sida ay u salaantay Prince William oo ay u jilba jabsatay, munaasabadda dabaaldagga 100 sano guuradii Amiens ee…