1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom Oo War Kasoo Saartay Bur-burintii Ciidanka Kenya Ee Xaruntooda Ee Deegaanka Cali Bulley Shirkadda isgaarsiinta Hormuud ayaa ka hadashay bur-burintii ay ciidanka Kenya kula dhaqaaqeen xarun shirkaddan ku lahayd deegaanka Cali Bulley ee gobolka Jubbada Hoose. Waxa ay shirkaddu sheegtay in ciidanka Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Shaqo Abuur u Sameynaya Dhallinyarada Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan qorsheyaal ay shaqooyin ugu abuurayaan dhallinyarada ku nool gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka siyaasadda ee Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in maamulkooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaylo Ku Dhuftay Garoowe Oo Sababay Dhimashada Hal Qof Dabaylo xooggan oo saacadihii ugu dambeeyey ku dhuftey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sababay dhimasho iyo burburka guryo badan. Hal qof oo ka mid ahaa dadkii ku xoolo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso:Waxgaradka Kasoo Jeeda Dhulka Soomaali Galbeed Ayaa Sheegay In Horumarka Gobolkaasi Ku Xiranyahay Midnimada Soomaalida Halkaasi Deggan Nabadoon Bedel Jaamac Xirsi oo ka mid ah waxgaradka degaanka DDSI ayaa u sheegay Goobjoog News in ay jirto kala fogaanshiyo Soomaalida ku nool gobolka Soomaali galbeed, balse haddii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo U Digtay Dadka Soo Galinaya Hantida Laga Soo Dhacay Deegaannada DDSI War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono cid walba oo isku dayda in ay soo galiso Puntland hanta laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Madaxeedka Hoggaamiyayaasha Labada Kuuriya Oo September Ka Dhici Doona Pyongyang Hoggaamiyayaasha labada Kuuriyada ayaa yeelan doona Shir Madaxeed inta lagu guda jiro bisha September ee soo socota kaasi oo ka dhici doona Pyongyang. Arrinkan ayaa yimid ka dib markii war-saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Cusmaan Saalax Maxamed, wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Booqashadan oo horay u qorsheysneed ayaa la sheegayaa inay hordhac u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Oo Maalintii Labaad Ka Socda Kismaayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirka wasiirada maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shirkan ayaa shalay ka furmay magaalada Kismaayo, waxaana ka qeybgalaya wasiirro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Video: Isbedal Lagu Sameynayo Shaqooyinka Wasaaraddaasi Wasiirka wasaaradda kalluumeysiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Claahi Bishaan Warsame ayaa sheegay in isbedal ballaaran lagu sameyn doono howlasha shaqo ee wasaaraddaasi. Wasiirka ayaa kormeer ku tagay xarunta wasaaraddaasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Dhallinyarada u Sameeyey Ballanqaad Shaqo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo. Ra’iisul…