1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan Oo Waxba kama Jiraan Ku Tilmaantay Hadal Ka Soo Baxay Baarlamaanka Hirshabelle Maxkamadda Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay kala diris dhowaan uu baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyey Garsoorka Hiiraan. Guddoomiyaha Maxkamaddan Ibraahim Xasan C/lle ayaa Goobjoog News u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo Oo Laga Daahfuray Mashruuc lagu Horumarinayo 5 Degmo Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu daah furay mashruuc cusub oo lagu horumarinayo shan degmo oo ka tirsan deegaannada Maamulkaasi. Furitaanka Mashruucan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha…
6 daqiiqo Sheeko:War Ma Joogtaa Wakhtigii Lacag Cusub Loo Daabici lahaa Soomaaliya? Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay qorsheyneysaa in ay lacag cusub daabacdo. Horraantii bishii Juun ee sanadkan 2018, Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay naqshado 5,000 iyo 10,000…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Tunisia: Dastuurka Waxaa Saldhig u ah Diinta waa Khalad, Dhaxalka Waa In Loo Simmaa Rag iyo Dumar Madaxweynaha Dalka Tunisia Maxamed Baaji Essebsi oo ayaa maanta sheegay in ay tahay in wax laga badalo xeerarka jira gaar ahaan xeerka qoyska, isla markaanna ay tahay in la simmo dhaxalka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sisi Iyo Netanyahu Oo Kulan Qarsoodi Ah Ku Yeeshay Qaahira Ilo dhanka Israel ah ayaa daaha ka rogay in kulan qarsoodi ah uu la yeeshay Ra’iisulwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi kaasi oo ka dhacay 22 May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Maxkamadda Racfaanka Sh/dhexe Oo Ka Horymid Kala Diristii Lagu Sameeyey Garsoorka Gobolkaasi Sheekh Axmed Xaaji Ibraahim oo ahaa guddoomiyahii maxkamadda racfaanka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa kasoo horjeestay kala diris ay baarlamaanka Hirshabelle ku sameeyeen guud ahaan garsoorka gobolkaasi. Waxa uu sheegay isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliban Oo La Wareegtay Xero Ciidan Dhaqdhaqaaqa Taliban ayaa la wareegay saacadihii ugu dameeyay Xero Ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada Afghanistan taasi oo ku taallo gobolka Faryab Province ee Waqooyiga dalka. Afhayeen u hadlay Guutada 209…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga iyo Mareykanka Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn tahay. Labada dal kalama maarman…
3 daqiiqo Sheeko:War Maxay Tahay Hoos u dhaca Ku Yimid Lacagta Turkish Lira? Muxuuse Salka Ku Hayaa?? Maalintii jimcihii 10 Augost 2018, waxaa lagu calaamadeeyay in hoos u dhicii abid ugu sareeyay uu ku yimid lacagta loo yaqaan “Turkish lira” tan iyo khalkhalkii maaliyadeed ee 2001dii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Loo Kala Diray Maxkamada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Sh/dhexe? Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney kala direen maxkamadaha heer gobol iyo heer degmo ee gobolka Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Nuur Xaashi oo ka mid ah baarlamaanka Hirshabelle ayaa Goobjoog…