2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Sheegtay In Ay Jawaab Ka Bixin Doonto Xoolaha La Soo Celiyay Sacuudiga ayaa dhowaan dib u soo celiyay qeyb ka mid ah Xoolaha Soomaaliya kuwaasi oo loo dhoofiyay dalka Sacuudi Carabiya iyada oo aan loo sheegin sababta dowladda Soomaaliya. Dr C/qaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warbixin Ka Hadleysa Diyaar Garowga Doorashada Ee Puntland Muddo shan bilood ah ayaa ka dhimana doorashada Madaxtinnimo ee Maamulka Puntland taasi oo ku beegan 8 Janaayo 2019, waxaa jira Musharrixiin Shaaciyaya in ay u tartamayaan xilka Madaxweynanimo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Dad Ku Dhintay Kaawo Soo Duntay Saddex qof ayaa geeriyootey tiro kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii ay kusoo duntay Kaawo ku taalla duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose. Dadka dhintay ayaa hoosta uga jiray buur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiir 9 Bilood Xilka Hayay oo maanta la dhaariyay Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta madaxweynaha Somaliland hortiisa ku dhaariyay Wasiirka wasaaradda biyaha ee Somaliland Saleebaan Cali Koorre. Wasiirka oo lala dhaariyay xubnaha komishanka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub Oo Sacuudiga Ka Dalbanaya In Uu Caddeeyo Sababta Loo Xirxiray Haweenka U Dooda Arrimaha Xaquuqda Midowga Yurub ayaa Sacuudiga ka dalbaday in ay caddeeyaan sababta ay u xirxireen haweenka u ololeeya Xaquuda bani’aadannimada iyo eedeymaha loo jeediyay, waxaa ayna tilmaameen in haweenka xiran uu Sharciga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Ku Dhowaaqday Xabad Joojin Hal Dhinac Ah Jabhadda ONLF ayaa maanta war-saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen iney qaateen xabad joojin Hal dhinac ah, kadib muddo ay ka dagaallamayeen deegaanno ka mid ah dalka Itoobiya. Nuqul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Meelmariyey Xeerka Tacliinta Sare Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta oo Axad ah waxa uu meelmariyey xeerka tacliinta sare ee maamulkaasi. Xeerkan ayaa muddooyinkan dambe horyaallay golahan, waxaana uu ku jiray dib u eegis lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Sharaxay Sababta Ay Soomaaliya Ugu Soo Celiyeen 27,000 oo Adhi ah Qoraal ay soo saartay wasaaradda bey’adda, biyaha iyo beeraha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu sheegay in ay soo celiyeen xoolaha Soomaalida kadib markii ay ka heleen qandhada Rift Valley Fever (RVF)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Barakacayaasha Xalay illaa saakay waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka magaalada ku yaalla. Roobabkan ayaa sidoo kale waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Dadweynaha Iyo Gaadiidka Ee B/weyne Oo Dib u Bilowday Labo Todobaad kadib waxaa dib u bilowday isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ee magaalada B/weyne, kadib xurguf soo kala dhexgashay beello wada deggan magaaladaasi. Guddoomiyaha magaalada B/weyne, Maxamed Cismaan Qallaafow…