1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya: Mareykanka Oo Kooxda Al-hijra Ku Daray Liiska Argigixisada Dowladda Mareykanka ayaa Liiska kooxaha Argigixisada ku dartay ururka Al-Hijra oo ah garab ka tirsan Al-shabaab kuwaasi oo howlgallo ka fuliya gudaha Kenya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sooyaalka Amarrada Gobolka Banaadir Ee Aan La Fulin Gobolka Banaadir waxaa uu mar walbo soo rogaa amarro, laakin intooda badan waxaa adag in ay fulaan sababo la xiriira maamul xumo iyo istiratiijiyad la’aan, amarkii lo’da looga mamnuucay jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaali Ka Faa’ideysan-doonta Talaalka Dabeesha Waxaa magaalada Lamu, ee dalka Kenya laga bilaabay ololaha talaalka Dabeesha, waxaa ka faa’ideysan doona 21000 oo ay ku jiraan Soomaalida ku nool xadka labada dal. “Waxaa talaalka gaarsiin-doonnaa dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Oo Laga Gudbiyey Duqa Gaalkacyo Ee Puntland Xildhibaanno ka mid ah golaha deegaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa mooshin xil ka qaadis ah waxay ka gudbiyeen duqa magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland. Xildhibaan Cabdiwaaxid Axmed Maxamed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal u Badan Soomaali Oo Lagu Qabtay Yemen Doon siddey 160 qof, islamarkaana ka baxday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu qabtay xeebaha dalka Yemen. Saraakiil Yemen ah iyo hoggaamiyeyaal dhaqameed ayaa sheegay in la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Soomaalida Ka Badbaaday In Laga Soo Musaafuriyo Maraykanka Oo Dareenkooda Cabiray Dowladda Maraykanka ayaa in ka badan 500 ruux oo Soomaali ah waxay u ogolaatay iney sii joogaan dalka Maraykanka inta laga gaarayo sanadka 2020. Waxay dadkan halis ugu jireen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka London: Weriye Yoonis Cali Nuur Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada London, ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay BBC, Yoonis waxaa uu yaraantiisa wax ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika Ee Loo yaqaanno COMESA. Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Lusaka ee dalka Zambia kaga qeyb galay shir madaxeedka 20-aad ee dalalka ku bahoobay COMESA. June 8, 2016, Soomaaliya waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Adis Ababa Oo Safiir U Magacowday Asmara Itoobiya ayaa Safiir u magacowday dalka Eritrea ka dib muddo 20 sano ah waxayna arrintaani Muujineysaa Caalamad ah in labada dal ay isku soo dhowaanayaan ka dib dagaal xaduudeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Ku Baaqday In La Xalliyo Dhibaatada Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday beesha Caalamka in ay mideeyaan dedaalladooda ku aadan sidii xal loogu heli lahaa Soomaaliya iyo in la ilaaliyo madaxbannaanideeda. Arrinkan ayaa yimid markii hadal uu…