1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Rajo ka Qabta Dhaqaalaha Shirkii Brussels Wasiika arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire waxaa uu sheegay in dhaqaalaha lagu yaboohay shirkii Brussels ay rajaynayaan in saamigooda heli doonaan. “Waxaan ka rajaynaynaa wixii markii horeba la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shir Madaxeedka Al Bashir Iyo Sisi Waxaa Looga Doodi Doonaa Arrimaha Gobolka Iyo Kuwa Caalamiga Ah Madaxweynaha Masar Abdul Fattah Al-Sisi ayaa maanta gaaray Magaalada Khartuum ee caasimadda Suudaan, waana booqashadiisii ugu horreysay tan iyo markii uu ku guuleystay doorashooyinka madaxtinimo markii labaad. Labada Madaxweyne ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay 18 Askari Maxkamadda darajada Koowaada ee ciidamada qalabka sida ayaa waxay saakay xukun ku riddey 18 askari oo ka tirsan guutada 14 October ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Askartan ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Brussels Iyo Lacagihii Lagu Yaboohay Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha daneeya maalgashiga Soomaaliya, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiriirka Wasaaradda kalluumeysiga DSF Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Go’ay Wasaaradaha Kalluumeysiga ee Maamul goboleedyada dalka ayaa xiriirka u jaray wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda xukuumadda Soomaaliya. Wasiir ku xigeenka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Maamulka Puntland Cabdiraxman Sheekh Salaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Koonfur Afrika Burcad hubeysan ayaa deegan ku dhow magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed, xilli uu ku sugnaa xaruntiisa ganacsiga. Side ay sheegeen ganacsato Soomaaliyeed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolaha Oo Weli Dhex Socda Muqdisho, Labo Todobaad Ka Dib Amarkii Guddoomiye Yariisow Labo todobaad ka hor Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka mamnuucay xoolaha gudaha magaalada Muqdisho kuwaasi oo uu sheegay in si sharci darro ah loogu soo daayo waddooyinka Magaalada. Wareegto ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ethiopia iyo Eritrea oo Bilaabaya Duulimaadyo Toos Ah Shirkadaha diyaaradaha ee Itoobiya ayaa todobaadka soo socda bilaabi doona duulimaad toos ah, oo maalinle ah oo ay ku tagayaan Asmara. Duulimaadyada waxaa ay Isugu jiraan rayid iyo xamuul, sidaas…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaa Naga Go’an In Aan Beegsanno Taladda Saxda Ah” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed ay maanta haystaan fursad taariikhi ah oo ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalal Sheegay Iney Maalgashanayaan Soomaaliya Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay wasaaradda ganacsiga DFS, ganacsato Soomaaliyeed, kuwo ajaaniib ah, dowladanaha daneeya maalgashiga Soomaaliya, iyo…