1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Wasiir Xilka Ka Qaaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilka kaga qaaday wasiirkii wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta. Wasiir Xasan Macallin Xuseen ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Koofur Galbeed Oo Ka Furmay Baydhabo Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay Kalfadhiga shanaad ee baarlamaanka Koonfur Galbeed,isaga oo sheegay in Muhiim ay tahay in Xildhibaannada ay ansixiyaan Shraciyada horyaalla si doorasho ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Baardheere Oo Bilaabaya Tacbashada Dalagga Beeraha Ku dhowaad Lix Boqol oo qoys kana mid ah beeraleyda Waraabka degmada Baardheere iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada ayaa la gudoonsiiyey gargaar ka kooban noocyada kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka IGAD Oo Bogaadisay Abiy Axmed Hay’adda horumarinta bariga Afrika ee” IGAD” ayaa bogaadisay ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed hoggaankiisa suuban iyo geesinimadiisa uu ku dhiiraday in dalkiisa uu la sameeyo xiriir Eritrea. Shalay oo Axad aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Xiray Waddooyinka Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow waxay xireen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin sababta loo xiray waddooyinkan ayaa hadana waxaa la arkayaa ciidamo badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 5-aad Ee Baarlamaaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhiga Shanaad ee baarlamaanka maaamulka K/galbeed. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Gaalkacyo Qaarkood Oo La Dayactirayo Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dayactir ku bilaabay waddooyinka magaaladaasi qaarkood oo burbur xooggan uu ka muuqdo. Waddooyinka hadda la dhisayo ayaa ah kuwa inta badan ay biyuhu fariisan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/casiis Xildhibaan “Cidna Isma Weydiineyso Sida Gaadiidkii Is Qarxiyey Ku Yimaadeen Otto Otto” Afhayeenka wasaaradda amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaaliya C/casii Xildhibaan ayaa si kulul uga hadlay qaraxyadii maalin ka hor ka dhacay xarunta wasaaradda Otto Otto ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Caleemo Saarka Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Ankara halkaas ayaa kaga qeybgalaya maanta caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Oo Gaaray Tukaraq Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa gaaray deegaanka Tukaraq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Wafdiga waxaa ku wehliya guddoomiyaha mas’uuliyiin…