1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir ka Bilowday Goobihii Uu Saameeyay Qarixii Otto Otto Isgoyska Sayidka oo shalay uu qarax ka dhacay waxaa ka bilowday dib u dayactir lagu sameynayo goobaha ganacsi ee burburay. Qaraxa ayaa saameyn ku yeeshay goobaha ganacsi ee u dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 9 Ka Mid Ah Ciidamada Booliska Tunisia Oo Lagu Dilay Weerar Wakaaladda wararka ee Tunisia ayaa sheegtay in la dilay 9 ka mid ah ciidamada ilaalada qaranka maanta oo Axad ah ka dib markii lagu qaaday weerar argigixiso oo ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Lagu Heshiisiinayo Deegaanka Rako Raaxo, Bari Deegaanka Rako Raaxo ee gobolka bari waxaa ka soconaya qorshe lagu doonayo in xal looga gaaro colaad muddo sanado ah ka jirtay una dhaxeysa beelo halkaasi wada dega. Cabdirisaaq Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal Oo Lagu Soo Dhoweeyey Baydhabo Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddoomiyaha iyo xubnaha la socda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OIC Oo Cambaareeyay Weerarkii Otto Otto Ururka iskaashiga islaamka OIC aya si kulul u cambaareeyey qaraxyadii iyo weeraradii ay Al-shabaab shalay ku qaadeen xarunta Otto Otto oo ay deggan yihiin wasaaradaha amniga iyo arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Gaaray Asmara Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Asmara cago dhigatay diyaaraddii sidday ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya iyto wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo. Abiy Axmed ayaa soo dhoweyn heer sare ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Cambaareysa Weerarkii Otto Otto War qoraal ah oo kasoo baxay wasaardda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyey weerarkii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed Oo Maanta Tagaya Eritrea Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah uu booqasho ku tago magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea. Booqashadan oo ah mid taariikhi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Dhaawacyada Halista Kasoo Gaaray Weerarkii Otto Otto Oo Dibadda Loo Qaadayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu daweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagaxisadu ay la beegsadeen xarunta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Oo Axadda Booqanaya Asmara Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa booqanaya beri oo Axad ah Eritrea sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Eritrea. Dowladda Eritrea ayaa isku diyaarisay soo dhoweynta waxaana waddooyinka…