1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo si adag uga falceliyay Jawaab ay Iiraan ka bixisay dalab uu dhowaan hor dhigey Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si adag u diiday jawaabtii ay Iiraan ka bixisay qorshe uu Mareykanku ku doonayay in lagu bilaabo wada-hadallo nabadeed oo lagu soo afjarayo dagaalka gobolka, iyadoo Trump uu ku tilmaamay jawaabta Tehran mid aan gabi ahaanba la aqbali karin.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Digtay Abaabul Siyaasadeed oo Rabshado Wata Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu ay ixtiraamayso xuquuqda dastuuriga ah ee shacabka ee isu soo baxa nabdoon iyo cabbirka aragtida siyaasadeed,…
1 daqiiqo Sheeko:War Mucaaradka Soomaaliya oo ogolaaday in ay Shacabka kula hadlaan Garoonka Eng Yariisow Ex Koonis Xiisad siyaasadeed ayaa maanta ka taagan magaalada Muqdisho kaddib markii uu baaqday banaanbax ay qorsheeyeen xubnaha mucaaradka Soomaaliya, kaas oo la filayay inuu ka dhaco qaybo kamid ah caasimadda. Mucaaradka…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Qorshe Guryo Loogu Dhisayo 12,000 oo Qoys Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayuub Ismaaciil ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso dhismaha xaafado casri ah oo loo sameynayo 12,000 oo qoys, kuwaas oo lagu qiyaasay…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Lagu Wado in Turkigu ku Tijaabiyo Gantaal Qaaradaha isaga Gudba Dowladda Turkey ayaa qaaday tallaabo cusub oo dhanka awoodda milatariga ah, kadib markii ay shaacisay qorshe ay ku tijaabinayso gantaal nooca ICBM ah (Intercontinental Ballistic Missile), kaas oo awood u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo qorshaynaya soo saarista tangaal casri ah oo nooca qaaradaha isaga gudba ah Dowladda Turkey ayaa si rasmi ah u shaacisay mashruuca gantaalka riddada dheer ee loo bixiyay “Yıldırım Khan”, kaas oo lagu sheegay inuu yahay gantaalkii ugu horreeyay ee Turkiga ee heer qaarado isaga gudbi kara ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u bilowday beegsiga Wariyeyaasha iyo dhalinyarada ka hadla Arrimaha dhulboobka Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay eedeymaha loo jeedinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan caburinta saxaafadda, xarigga wariyeyaasha iyo aamusinta codadka soo bandhigaya cabashooyinka shacabka, gaar ahaan kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Goobjoog media group oo si ad u cambaareeyay xarigga wariye Rowda Xasan Taakile Maamulka warbaahinta Goobjoog ayaa si adag u cambaareeyay xarigga iyo afduubka ay ciidanka dawladda Soomaaliya u geysteen wariye Rowdo Xasan Taakile oo ka tirsan hawl-wadeennada Goobjoog.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kuuriyada Waqooyi oo sheegtay inay ka baxday heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga faafinta hubka nukliyeerka Dowladda North Korea ayaa markale ku celisay inay si rasmi ah uga baxday heshiiska caalamiga ah ee ka hortagga faafinta hubka nukliyeerka ee loo yaqaan NPT, iyadoo sheegtay inaysan jirin wax cadaadis dibadeed ah oo beddeli kara awooddeeda nukliyeerka.
1 daqiiqo Sheeko:War Somnet Telecom oo si KMG ah u joojinaysa adeegyada isgaarsiinta ee Muqdisho Shirkadda isgaarsiinta ee Somnet Telecom ayaa shaacisay inay si ku meel gaar ah u hakineyso qaar kamid ah adeegyadeeda magaalada Muqdisho, si ay u fuliso dayactir iyo casriyeyn lagu sameynayo…