2 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo wajahaysa shaqo-joojin ballaaran oo gaadiidka dadweynaha ah kadib sare u kaca shidaalka Qeybo badan oo kamid ah gaadiidleyda dadweynaha ee Kenya ayaa maanta billaabay shaqo-joojin ballaaran oo saameysay isu socodka magaalooyinka waaweyn ee dalka, kadib markii dowladda ay kordhisay qiimaha shidaalka toddobaadkii…
2 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka Qeybgalaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-26) ee Ankara Ankara, 15 May 2026 — Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasin Sheekh, ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-26), taas oo uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo shaacisay inay lacag jid maris ah ka qaadayso maraakiibta ka gudbaya marinka Hormuz dowladda Iiraan ayaa shaacisay inay dhowaan soo bandhigi doonto qorshe cusub oo lagu maamulayo isu-socodka maraakiibta marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz, iyadoo qorshahaas lagu dari doono lacag marin ah oo laga qaado maraakiibta isticmaasha marinkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa kuma hoggaamiyaha ka tirsan Xamaas ee warbaahintu sida weyn u hadal-haysaahi ? Izz al-Din al-Haddad ayaa maalmahan si weyn loogu hadal hayaa warbaahinta gobolka, asagoo kamid ah hoggaanka ugu sarreeya ee garabka milatari ee ururka Xamaas, gaar ahaan guutada Izz ad-Din al-Qassam
1 daqiiqo Sheeko:War Donald Trump Oo Sheegay In Maraykanka iyo Nigeria Ay Dileen Sarkaal Sare oo Daacish ah Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Maraykanka iyo kuwa Nigeria ay si wadajir ah u fuliyeen howlgal lagu dilay nin uu ku tilmaamay “madaxii labaad ee ugu sarreeyay”…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay galayso doorasho qof iyo cod ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed cusub oo ku dhisan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda.…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya Oo Gashay Marxalad Cusub Kadib Dhammaadka Muddo-Xileedka Dowladda Maanta oo taariikhdu tahay 15-ka May ayaa si rasmi ah u dhammaanaya muddo-xileedka afarta sano ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xilligan ayaa kusoo aadaya iyadoo ay socdaan wada-hadallo u dhaxeeya madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Mustaqbalka Oo Dib U Dhigay Bannaanbaxii Muqdisho Xubnaha siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhigeen bannaanbaxii la filayay in maalinta berri ah oo taariikhdu ku beegan tahay 16-ka May uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Mucaaraadka iyo dowladda ee ka socda Muqdisho Waxaa goordhow soo idlaaday shirkii u dhaxeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kaas oo ka socday magaalada Muqdisho, iyadoo dhinacyadu ay isku fahmi waayeen qodobadii…
1 daqiiqo Sheeko:War Turksat 7A: Soomaaliya oo Galeysa Tartanka Hawada Sare War kasoo baxay shirkadda isgaarsiinta hawada ee Turkiga ayaa lagu sheegay in la soo gabagabeeyay wejiga naqshadeynta dayax-gacmeedka cusub ee Turksat 7A, iyadoo la qorsheynayo in wax-soo-saarkiisa la bilaabo dabayaaqada…