1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Digniin u Dirtay Muwaadiniinta u Safraya Masar Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa digniin muhiim ah u dirtay dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u socdaalaya dalka Masar, kadib markii maamulka Masar uu soo rogay shuruudo cusub oo la…
2 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka, Iiraan iyo Bakistaan oo Ku Dhawaaqay Horumar Laga Gaaray Wadahadallada Lagu Joojinayo Dagaalka MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladaha Iiraan, Mareykanka, iyo dalka Bakistaan oo dhex-dhexaadin ka dhex wada, ayaa ku dhawaaqay in horumar weyn laga sameeyey wadahadallada rasmiga ah ee loogu jiro soo afjaridda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin Hubeysan oo weerar ka geystay afaafka hore ee Aqalka Cad iyo faahfaahinno ka soo baxaya Ciidamada ilaalada madaxtooyada Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin hubeysan oo rasaas ku furay goob amni oo ku taalla meel ka baxsan xarunta Aqalka Cad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo ka fakaraya inuu mar kale weer ku qaado Iiraan Wararka ka imanaya Mareykanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Donald Trump, uu weli ka fiirsanayo go’aanka uu ka qaadanayo xiisadda kala dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Erdogan: Soomaaliya waxay sugeysaa war wanaagsan oo dhanka shidaalka ah Madaxweynaha Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in howlgalka shidaal baarista ee ay Turkigu ka wadaan xeebaha Soomaaliya uu yahay mid taariikhi ah, islamarkaana uu yahay hawlgalkii ugu horreeyay ee qodis…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar kamid ah dalalka Yurub oo u yeeray safiirrada Israa’iil u jooga dalalkooda, ka tacaddiyadii loo geystay sama-falayaasha Qasa Dhowr dal oo Yurub ah ayaa u yeertay safiirradooda Israa’iil u fadhiya dalalkooda, kadib caro xooggan oo ka dhalatay sida loola dhaqmay kooxdii u ololeynaysay gurmadka dadka reer Qasa.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirka Ruushku ? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa qaabilay safiirka Dowladda Ruushka u fadhiya Soomaaliya Mikhail Golovanov, asagoo kulan sagootin ah kula qaatay Xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Somalia.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Israa’iil oo si argagax leh ula dhaqmay sama-falayaal la socday doomo gargaar u waday Qasa Wararka ka imanaya marinka Gaza ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka Israa’iil ay xalay gacanta ku dhigeen sama-falayaal saarnaa doomo gargaar siday oo ku sii jeeday Gaza.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo Cambaareysay Xafiis Lagu Sheegay Safaarad oo laga Furay Jerusalem Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay tallaabo ay sheegtay in maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya uu ku furay wax loogu yeeray “safaarad” magaalada Qudus (Jerusalem), iyadoo ku tilmaantay…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkadaha Diyaaradaha Afrika oo Ka Digay Caqabadaha Kusoo Wajahan Duulista Shir ay isugu yimaadeen shirkadaha diyaaradaha Afrika, hay’adaha duulista iyo maalgeliyeyaasha ayaa looga dhawaaqay baahida deg-degga ah ee loo qabo iskaashi xooggan si wax looga qabto caqabadaha culus ee wajahaya…