1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaadhigga Israel Oo Booqasho Ku Imaanaya Afrika Wasiirka gaashaadhigga Israel Avigdor Lieberman, ayaa la filayaa in uu booqasho ku yimaaddo qaar ka mid wadamada qaaradda Afrika, waa booqashadii ugu horreysay ee uu ceynkaasi ah oo Israel ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dalladda PUNSAA Oo Ka Hadashay Khilaafka Golaha Shacabka Dalladda PUNSAA ayaa ka hadashay xaaladda Mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyaga oo dood ka yeeshay arrintan. Dalladdan ayaa waxaa ay war-murtiyeed ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta Oo Lagu Qabanayo Riyaadh, Sacuudiga Xogheynta guud ee ururka Jaamacadda Carabta ayaa sheegtay in shir-madaxeedka Carbeed lagu qaban doono caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh 15 bisha Apriil ee soo socota. Xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Ku Nool Deegaannada Caluula Iyo Qandalla Oo Ka Cabanaya Biyo La’aan Deegaanno ka tirsan Gobolka Bari waxaa laga soo sheegayaa Abaaro Baahsan oo saameeyay dadka iyo duunyada, waxaa yaraaday Biyaha iyad oo kuwa la helana ay qaali yihiin Qiimaha Fuusatada Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Ay Doonta U Rarneyd Oo Faafaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Shalay waxaa dab uu qabsaday Doon u rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed waxaana gabi ahaan bas beeshay hantidii saarnayd doonta la yiraahdo Nuur shaawar , Hanti fara badan ayaa ku baaba’day doonta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Ceel-waaq Oo Laga Sheegayo Amni Darro Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in xaaladda ammaan ee degmadaasi ay faraha ka sii baxayso, haddii aan si deg deg ah loo keenin Ciidamo dheeri ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Afrika Oo Yeelaneysa Suuq Ganacsi oo Xor Ah Hoggaamiyeyaasha Afrika ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan Magaalada Kigali si ay daaha uga rogaan mashruuca taariikhiga ah ee Aagga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Puntland Oo Ka Hadashay Doonta Gubatay Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed ayaa shalay waxaa ay ku gubatay biyaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Doontan ayaa waxaa la sheegay in ay ka timid waddanka imaaraadka carabta, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Xafiis Ganacsi Ka Furatay Dubia Somaliland ayaa isniintii xafiis ganacsi ka furatay magaalada Dubai, kaas oo lagu sheegay in uu xoojinayo xiriirka dhaqaale ee ay la leeyihiin Imaaraadka. Xafiiskan waxaa uu kaalmeyn-doonna shirkadaha Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: IGAD Oo Ka Shireysa Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya Wasiirrada ka socdo dalalka urur goboleedkha IGAD ayaa khamiista ku kulmi-doonna magaalada Nairobi ee Kenya si meel loo saarro arrinta illaa hal Miyal oo qaxooti ah oo dalalka dariska la…