1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar Iyo Suudaan Oo Heshiis Iskaashi Ku Yeeshay Qaahira Madaxweynayaasha Cabdi Fitaax Al-siisii iyo Cumar Xasan Al-bashiir oo ku kulmay madaxtooyada Qaahira ayaa waxa ay isku afgarteen sidii la xoojiyo lahaa xiriirka iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bin Salman oo Wacad Ku Maray Inuu Meesha Ka Saari doono Fikirka Ikhwaanka Ee Weli Kusii Harsan Iskuulaadka Dhaxal-sugaha 1-aad ee Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa wacad ku maray inuu gabi ahaanba meesha ka saari doono fikirka “Ikhwaanka” ee weli kasii jira gudaha Iskuulaadka Sucuudiga. Wareysi gaar ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Wasiirka Waxbarashada DFS iyo Safiirka Shiinaha oo Maanta Muqdisho Ku Kulmay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. Wei Hongtian ayaa maanta booqday xarunta wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaa ku qaabilay Wasiirka Waxbarashada Cabdiraxmaan Daahir. Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Jariiban Oo Abaar Laga Sheegayo Degmada Jariiban iyo deegaannada hoos yimaada ee gobolka Mudug ayaa xilligan laga soo sheegayaa abaar daran oo saameyn ku yeelatay bulshada ku dhaqan halkaasi. Waxaa jira baaqyo is daba yaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay Taliye ku xigeenka ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland, Dayr Xaaji Cabdi ayaa warqad uu isku casilayo u gudbiyey madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas. Taliyaha ma uusan sheegin taliyaha sababta keentay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Hooyo Iyo Carruurteed Oo Ku Geeriyoodey Dab Ka Kacay Gurigooda, Yaaqshiid Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay ka kacay hoy kuyaalla degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dabkan oo kacay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Ganacsi Oo Ku Gubaneysa Nawaaxiga Dekadda Boosaaso Doon ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay iney ka timid dhanka Imaaraadka Carabta ayaa ku gubaneysa meel ku dhow degmada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Goobjoogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Bilaabeysa Koronto Ka Dhallinta Biyo Xireenka “Nahda” Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa axaddii sheegtay in Adis Ababa ay bilaabeyso tijaabada sidii koronto looga dhallin lahaa Biyo Xireenka “Nahda”. Biyo-xireenkan “Al-nahda” oo laga dhisay webiga “Blue Nile” waa dhul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria Oo Dib Uga Laabatay Saxiixa Heshiiska Ganacsiga Xorta Ah Ee Afrika Nigeria ayaa dib uga laabatay saxiixa heshiiskii ganacsiga xorta ahaa ee qaaradda Afrika, kaasi oo lagu waday in uu furmo todobaadkan gudahiisa. War-murtiyeed ka soo baxay axaddii shalay, dalka Nigeria…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2018: 2.7 million Oo Soomaali Ah Ayaa Caawin U Baahan Sanadkan bilowgiisa, waxaa soo roonaadey qaabka quudinta iyo cunto helista, waxaa kale oo yaraaday khatarta gaajada, sababta waxaa lagu sheegay gar-gaarka banii’aadamnimada ee la helay iyo dalaggii deyrta oo soo…